Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by Somalian_Boqor »

Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops :mrgreen: :clap:

Image

Jen. Morgan Oo Horkacaya Ciidanka Lagu Ururinayo W/Barri Kenya .

C/risaaq C/laahi

Kenya (SP) - Iyadoo ay sii kordhayaan dardarta hawlaha qorashada askarta ee ka socda Gobalada W/barri ee dalka Kenya, ayaa warar hoose oo aanu helnay waxa ay xaqiijinayaan in Jenaraal Maxamed Siciid Xirsi (Morgan) uu hogaanka u hayo qorshe ay dabada ka riixayaan Dowladdaha Kenya, Ethiopia iyo Qaramada Midoobey, kaasi la doonayo in lagu kala dhantaalo xoogaga Islaamiyiinta.


Qorshahan ayaa ah mid lagu doonayo in lagu diyaariyo Ciidamo gaaraya ilaa 5-kun, si tababar loo tababaro, isla markaana ay dagaal ugu qaadeen deegaanada Jubooyinka iyo Gedo oo ay maamulaan Kooxaha Islaamiyiinta.

Dowladda Kenya oo u aragta qatar kaga soo fool leh Islaamiyiinta maamusho deegaanada dhaca Xuduudeda, ayaa u qalab qaadatay, sidii ay Hogaamiye kooxeedyadii dalka mar kale dhinaceeda ugu soo nooleyn laheyd, isla markaana ay ku taageerto sidii lagu maquunin lahaa, awooda sii baahaysa ee Islaamiyiinta mayalka, adag kuwaasoo haatan kuloolamaya deegaanada xadka Kenya ee soomaalida degan tahay.

Labadii maalmood ee la soo dhaafay ayaa boqolaal dhalinyaro lagu qoray gobolka soomaalida degan tahay ee Waqooyi Bari Kenya, waxaana dhalinyaradan lagu soo jiidanayay dhaqaale fara badan oo gaaraya ilaa boqolaal doolar, si loo uruuriyo.

Ka sokow qorshaha qorida iyo uruurinta maleeshiyaadka, waxaa socda qorshayaal kale oo ragg siyaasiyiin ka soo jeeda Jubooyinka ku damacsan yihiin in Maamul Gobolaad lagaga hirgeliyo deegaanada Labada Juba iyo Gedo.

Jeneraalka Howl gabka noqday Morgan ayaa horay u maamulayay Magaalada Kismaayo ee Gobolka Jubada Hoose, halkaasoo dhowr jeer uu kula dagaalamay Ciidamo uu watay Barre Hiiraale oo kala wareegay gacan ku heynta magaalada.

Maamul Goboleedkan ayaa hindisahiisa waxaa wada Qaramada Midoobey, waxaana isla daadihinaya Saraakiil soomaali gacan saar la leh Dowladda Ethiopia oo ay ka go'an inay dhisaan Maamul Goboleedkaas.

Dhaq dhaqaaqyada ku aadan qorista Ciidamada ayaa waxaa ka hor yimid Maamulka Waqooyi Bari Kenya, kaasoo ay ku sheegeen mid dhibaatadeeda leh, waxaana ay ka cabsi qabaan in gulufka ku aadan diyaar garowgiisa ay keento in weeraro ay ku soo qaadaan islaamiyiinta.

Waa markii u horeysay ee Dowladda Kenya abaabusho Maleeshiyaad Soomaaliya oo ay dalkeeda ku qorto si ay gaashaan ugu noqdaan, ayna u kaashato ka hor tagida Islaamiyiinta sii fideysa, waxaana Kenya aheyd sanadihii u dambeeyay mid isha ka eegeysa xaaladaha soomaaliya, iyadoo aanay taageeri jirin Hogaamiye kooxeedyadii, waxaana ay la mid noqoneysaa Ethiopia oo had iyo jeer gacan siisa maleeshiyaadka Soomaalida iyo Hogaamiye kooxeedyadii laga eryay dalka, kuwaasoo qaarkood ay deegaanadeeda ku abaabuleyso.

Sanaagpost News Desk
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by Somalian_Boqor »

Kismayo should come under Puntland Control ASAP.
User avatar
AbdiWahab252
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 56715
Joined: Mon Jul 14, 2003 7:00 pm
Location: Unity. Strength. Capital.

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by AbdiWahab252 »

:lol: :lol: :lol:
The Nomad
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3532
Joined: Tue Jul 14, 2009 2:51 pm
Location: Las Qoray, Erigabo, Hadaftimo, Dhahar, Xingalol, Gelewiyt, Celaayo, Djibouti, Harena.

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by The Nomad »

Should have stayed retired.
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by Somalian_Boqor »

The Nomad wrote:Should have stayed retired.
Well someone has to deal with The fake religious groups
User avatar
abdisamad3
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12628
Joined: Sat May 30, 2009 10:18 am
Location: Kismayo

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by abdisamad3 »

may allah bless the general... :up:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by The_Emperior5 »

alla wiilka yara eeh buuran eeh cass subbag ba lagaga keenaya
Merexaan oo cumamaada xiidhan oo iidoor hogaaminayo this is will be great :mrgreen:
User avatar
Somalian_Boqor
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10847
Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
Location: Fuck Faroole & His Supporters

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by Somalian_Boqor »

The_Emperior5 wrote:alla wiilka yara eeh buuran eeh cass subbag ba lagaga keenaya
Merexaan oo cumamaada xiidhan oo iidoor hogaaminayo this is will be great :mrgreen:
Tell Riyaale to give General Morgans Villa Back :lol: :lol: :lol:
xoogSADE14
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14602
Joined: Wed Oct 27, 2004 4:08 pm
Location: Praying for peace in the south.

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by xoogSADE14 »

lol
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by zingii »

The_Emperior5 wrote:alla wiilka yara eeh buuran eeh cass subbag ba lagaga keenaya
Merexaan oo cumamaada xiidhan oo iidoor hogaaminayo this is will be great :mrgreen:
Waryaa ha isku maleen in aad wax hogaamineyso ee anigu dan ayaan kugu wataa, hadaan annigu
mesha hogamiye ka noqdo cadowgeyga ayaa badanaya marka adigu waxaad iska tahay WAJI aan
isticmaalayo. Wajigii hadda nin madoobe la dhaho ayaa igu yara fahmay balse waad aragtay
boorka aan jirkiis ka kacshay oo waliba meelaha uu ka soo duulaamay hadda kula haysto. :mrgreen:
User avatar
Camel_herder
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1651
Joined: Mon Oct 03, 2005 3:44 pm

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by Camel_herder »

Gen. Morgan?? isnt he like yesterdays news, lol @ 5,000 troops thats nothing compared with the Gedo boys running buck wild in the Juboo's, who scrabe for the sake of scrabing, lol...

you have no idea what morgan is doing to those poor lost boys, they are in for some rude awakening.

when you have to travel to attack someone, it doesn't help, because the opposition is just sitting waiting for you to arrive, and when you arriave all tired and fatigued, the last thing you wanna do is scrabe, and guess what that's the first thing the Gedo boys are gonna offer you.

|so i do not support Gen. Morgan, and i do not support the wild Gedo Boys, but i'm mentioning what i percieve is happening

and everyone is abviously welcomed to tell us how he see's events unfolding.


p.s. Darood need to stop fighting each other about kISMAAYO, and let us make it the Darood Capital, i.e. like Hargeisa has become for the iidoor and the xamar for the hawiyoos
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by The_Emperior5 »

zingii wrote:
The_Emperior5 wrote:alla wiilka yara eeh buuran eeh cass subbag ba lagaga keenaya
Merexaan oo cumamaada xiidhan oo iidoor hogaaminayo this is will be great :mrgreen:
Waryaa ha isku maleen in aad wax hogaamineyso ee anigu dan ayaan kugu wataa, hadaan annigu
mesha hogamiye ka noqdo cadowgeyga ayaa badanaya marka adigu waxaad iska tahay WAJI aan
isticmaalayo. Wajigii hadda nin madoobe la dhaho ayaa igu yara fahmay balse waad aragtay
boorka aan jirkiis ka kacshay oo waliba meelaha uu ka soo duulaamay hadda kula haysto. :mrgreen:

Maya maraxaanka alshabaab anigu xashiishaad baan siiyee wanay ii dagaalamayaan wanaad arkii doontaa
they are messed up really for almost a year they are alshabaab now ogaden want to liberat them but they rather stay with me :mrgreen:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by zingii »

Sxb, adigu sidii turubka ayaan kuu cayaarayaa ee xagayga hadda waxaad ka tahay JOOKAR-ka camal oo qabiilo badan ayaa iga mashquulisay. :up:

Balse ogoow mardhow inaa dibada kuu tuuri doono but for now drink your QUULE-DRINK while its free. :mrgreen:
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by The_Emperior5 »

zingii wrote:Sxb, adigu sidii turubka ayaan kuu cayaarayaa ee xagayga hadda waxaad ka tahay JOOKAR-ka camal oo qabiilo badan ayaa iga mashquulisay. :up:

Balse ogoow mardhow inaa dibada kuu tuuri doono but for now drink your QUULE-DRINK while its free. :mrgreen:

sxb Merexaan magaalo ay xukumaan 2008 ba ugu danbeyse Imika waxad tahay jabhad militiha xata jabhad ma tihid waxad tahay Nin ka amar qaate shiisheeye iyo ajanabi sii ugu xumeeyo Tolki beesha absame , laakin meelna uma socottiid Merexaanku waxay necebyihin alshabaab , laakin waxay ka sii necebyihin beesha absame :lol: :shock:
User avatar
zingii
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9937
Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.

Re: Kismayo:General Morgan Is Back. This Time With 5000 Troops

Post by zingii »

^^^ Waryaa dadkan anagaa wada dhalanayee intaad afareheena ka dhexbaxdid waxaa ii sheegtaa askarigii yaraa ee ilaaladayda ahaan jiray howsha sidee buu u wadaa?
Yaa ogaada Quule-Drink aan kusoo korinay ayaa kartidaas u yeeshayee.

Waa oday xariif ah arday fiicanna soo ahaa maantana madaxa idinka taagan. :mrgreen:

Viva Riyaale. :clap:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”