Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
Moderator: Moderators
Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
Says admin could be instigating a War between "Beelaha Darood" http://www.gedonet.com/index.php?news=7762
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
It is just wrong, dadka wa lal isla dagaala, lakiin cadow gaal ah uu dhib waa foolxuma. Miyu san ninka dhiig kula wadaagin?
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
WTF is a link to Gedonet doing in the Puntland section?
And WTF is an Iidoor doing responding to a topic in the Puntland section that refers to Gedonet

- new-york24
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2800
- Joined: Tue Aug 19, 2008 2:00 am
- Location: HAGARDAAMO GUMAYSI HALGAMAA WAX MA YEESHO
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
murax
ninki nabadoonka ahaa weey xireen maanta.
Suldaan caan ka ahaa Puntland ayaa la sheegay in xabsiga loo taxaabay kadib markii uu Warbaahinta la hadlay.
Ehelka Suldaankan oo lagu magacaabo C/casiis Yuusuf Maxamud Afgaduud ayaa xaqiijiyay in boliiska magaalada Boosaaso ay saaka xabsiga u taxaabeen Suldaan Afgaduud kadib markii ay ku eedeeyeen inuu warbaahinta u sheegay xadhig Puntland ay u geystay 5 nin oo lagu tuhmay inay ka tirsanaayeen ururka ONLF oo la sheegay in lagu xidhay gudaha Puntland. Boliiska Puntland ilaa haatan iyagu kama aysan hadlin xadhiga suldaankaasi.
Dhinaca kalena Laanta Af-Soomaaliga ee VOA ayaa si ku cel-celis ah isugu dayday inay hesho mowqifka mas'uuliyiinta Puntland ee dhacdadan, hase yeeshee taasi ma suuro galin.
Nabadoon ka tirsan Puntland oo codsaday inaan magaciisa la shaacin ayaa xaqiijiyay xadhiga Suldhaanka, sidoo kale Suldaan C/dir Ciise Axmed oo ka soo jeedda Puntland kuna sugan London ayaa isna ka hadlay xadhiga Suldaan Afgaduud.
Suldaan C/dir Ciise wuxuu canbaareeyey xadhigaasi, wuxuuna maamulka Puntland ku canbaareeyey inuu wado caburin ka dhan ah xoriyatul qowlka.
Maamulka Puntland ayaa waqti hore ku amray ciidamadooda ammaanka inay soo qabtaan ayna su'aallo weydiiyaan cid kasta oo lagu tuhmo inay khal-khal galinayso ammaanka Puntland.
i think its time..the time has come to kill 20 dhabyaco for every OG they hand over.
back in 96 nin og ah ayaa bossaso lagu qabtay,the dhabyaco said we will execute this man,the og took a mj that was in afmadow and said"dila but know that we already have dhabayaci aan ka aarsan laheen
sidi bey ku sii dayeen.

^^
That quicky?
Well at least He spoke out. Seriousuly its about time to give up on Somalinimo crap. Soomali everywhere is cuneyso. Shabab, Puntland, Somaliland, TFG, Xizbul Islam, etc. kuligood and all Somalis waxay ku mushqulsinyihiin sidi dad kale islaam dhib la gaarsiiyo. Gaalada ama Eritrea ha ahaato ama Ethiopia all they have to do is arm all these Guys and watch them kill each other

- Cinque Mtume
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 4005
- Joined: Fri Mar 06, 2009 5:36 pm
- Location: Tres Puntos
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
Puntland under Farole is out of control walahi. Everybody is shocked about it, man we elected the wrong guy once again.
I've noticed the PL Admin works quickly as well. Few weeks ago a Dhulbahante junior minister said on the radio that PL should respect the decisions of the SSC shir in Nairobi or else!
They fired the nigga the same night, never to be seen again.
I've noticed the PL Admin works quickly as well. Few weeks ago a Dhulbahante junior minister said on the radio that PL should respect the decisions of the SSC shir in Nairobi or else!
They fired the nigga the same night, never to be seen again.
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
Cinque,
I think Faroole does a good job for Majerteniya. Other then that He's not the most moral Guy in the world. Even AY's time I never heard about OG's being sent to Addis

- gemini07
- SomaliNet Super

- Posts: 7100
- Joined: Fri Jan 18, 2008 9:44 am
- Location: president of amiir faroole's fan club
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
WTF .
Faroole needs to go.

Faroole is too soft...curbaha bu ku ragay
bal sidee buusan u ogaan karin nimanka la dhibayo that`s bullshidh this guy need too man up and grab the bull by its horns.
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Puntland Suldaan speaks Out Against Admin
Xamud. wrote:Faroole is too soft...curbaha bu ku ragaybal sidee buusan u ogaan karin nimanka la dhibayo that`s bullshidh this guy need too man up and grab the bull by its horns.
how long has he been in the job? Good things happen those who wait, be patience the guy is trying to sort out and take care of the welfare system and the social security deficits in Puntland,
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 2477 Views
-
Last post by udun
-
- 7 Replies
- 880 Views
-
Last post by Cali_Gaab
-
- 0 Replies
- 390 Views
-
Last post by ReturnOfMariixmaan
-
- 3 Replies
- 1555 Views
-
Last post by EEGA9
-
- 12 Replies
- 697 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 26 Replies
- 1684 Views
-
Last post by union
-
- 21 Replies
- 4138 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 112 Replies
- 10655 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 70 Replies
- 3036 Views
-
Last post by BlackVelvet
-
- 1 Replies
- 1036 Views
-
Last post by waayeel101