XUSUUQII TUULADA GUUMAYS AUGOST (1988 )
Xasuuqii tuulada guumays ee taariikhdiisu aheyd AUGOST 1988,waxaa
dadka lagu gumaadey halkaa tiradoodu ahaayeen 27 nin.Waxaa laga ururiyey tuulada laguna ururiyey iska rogo , markii dadkaas la geeyey meel ka baxsan tuulada yagoori ayaa la dalacay iska rogadii laguna bilaabay tacshiirado rasaas ah .Waxaa tirada halkaa ku qudhbaxday oo dhamayed 27 nin, waxaa ka badbaaday 5 nin oo tirade markaa ka dhigaya 32 nin. Shantan qof 3 ka mid ahi way carareen, labo ka mid ah markii danbaa laga dhex helay meydkii .
Hadaba dadkaas oo isugu jira dad u dhashay tuulada Oog iyo Caynaba iyo dad socoto ah way ii suuta gali wayday in aan magacyadooda helo balse waxaan helay intan hoos ku qoran. Fadlan hadaad hayso magacyada dad ka qaar noo qor idiga oo mahadsan.
1. Maxamed Cabdilaahi (Caga Raqaf ). Adaraxmaan Cali/Cali Barre/H.Jeclo
2. Aadan Salax Maxamed. Adaraxmaan Cali/Cali Barre/H.Jeclo
3. Muuse Faarax Geele . Adaraxmaan Cali/Cali Barre/H.Jeclo
4. Jaamac Xuseen Ducaale. Guuleed Cali/ Cali Barre/H.Jeclo
5. Cabdi Muuse (Xaasle. Cali Farax/Biciide/H.Jeclo
6. Xirsi Muuse.Reer Yoonis/H.Jeclo
7. Ciise faarax . Reer Yoonis/H.Jeclo
8. Jaamac saalax guray. Sacad Yoonis/ HY
9. Cawil Cige . Guuleed Cali/ Cali Barre/H.Jeclo
10. Maxame Xaashi Qoor.(Garaase) Faarax/Biciide/H.Jeclo
XUSUUQII TUULADA GUUMAYS AUGOST (1988 )
Moderator: Moderators
-
0123jamaalcaydiid
- Posts: 3
- Joined: Thu Nov 12, 2009 9:59 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 7 Replies
- 639 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 5 Replies
- 754 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 4 Replies
- 483 Views
-
Last post by Goljano Lion
-
- 8 Replies
- 1155 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 721 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 18 Replies
- 2022 Views
-
Last post by Smile-LiKe-SuN-RiSE
-
- 2 Replies
- 553 Views
-
Last post by aweys_gedoow
-
- 0 Replies
- 1626 Views
-
Last post by libaaxyare
-
- 10 Replies
- 550 Views
-
Last post by Goljano Lion