New political agreement between Djibouti and Ethiopia

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
MrPrestige
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10104
Joined: Mon Jan 12, 2009 1:42 pm
Location: Ceelafweyn-Bancade ' Qardhaasa cadde Yoonisoo, qoodhiyaan ahaye ~~

New political agreement between Djibouti and Ethiopia

Post by MrPrestige »

11/14/2009] Dowlada Ethiopia iyo Djibouti oo

Image



Adis Ababa; Dowlada ethopia iyo dowlada Djiboute ayaa Maanta oo Jimce waxaa ay kala saxiixdeen hashiisyo Cusub oo kor u qaadaya xiriirka wanaagsan oo hada ka dhaxeeya labada Dowladood.


Ra`iisal Wasaaraha Ethopia Males Sanawi iyo madaxweynaha Djiboute Ismael Omar Gele ayaa waxaa ay maanta Qalinka ku duugeen Hashiiskan oo ay soo diyaariyeen khuburo ka socota Labada dhinac.


Wasiiro ka kala socda labada wadan ayaa iyaguna waxa ay kala saxiixden heshiisyo kor u qaaya xiriirka ka dhexeeya Labada Wadan ee deriska waa sida ay hadal ka u dhigeene.


Heshiiskaan ay maanta kala saxiiixdeen labada wadan ayaa waxaa u saamaxayaa in ay ka wada shaqeeyaan Labada dhinac wax yaalaha ay ka mid yihiin Caafimaadka,Waxbarashada, Arimaha dibada,Dekadaha,Ganacsiga iyo Horumarka dhinaca Dhismaha.


Waxaa kale oo ay kala saxiixdeen sidii ay isga kaashan lahayeen Nabadgalyada Geeska africa,iyo weliba sidii u socon la hayeen isu socodka dadka aan sharciga ahayn.


Melas sanawi oo halkaas ka hadlay ayaa sheegay in heshiiskaan uu anfici doono Jiilasha inaga danbeeya , waxaa isaguna hadlay Madaxweyne Geele oo sheegay in Heshiiskaan dhaqso loo hir gelin doono.


Dhinaca kale waxaa Caawa si lama filaan ah uga soo degay Madaxweynaha dowlada federaalka Shiekh Sharif oo ka soo kicitimay dhinaca wadanka kenya oo uu wada hadal uu lalahaa Madaxweynaha Dowlada Puntland uu ku fashilmay, Su`asha ay dad badani is weeydiinayaan oo daneeya Arimaha ka soconaya wadankoodii ayaa waxaa ay tahay Dowladaan shariifku heshiisyo badan ayey la gashay wadama badan oo ku yaal africa iyo yurub maxay ugu adkaatay in ay la heshiiso Walalahood Puntland.
User avatar
sheekh-Farax-zero
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7590
Joined: Sat Apr 05, 2008 9:04 am
Location: pppppppp

Re: New political agreement between Djibouti and Ethiopia

Post by sheekh-Farax-zero »

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”