Dhulkaa mujaahidiintu joogan
-Ninkii passport ajnabi ah sitaa .. waa basaas baa la leeyahay oo qoorta la gaabinaya
- naagti keeshali xidhata kacsi baa hayoo , iska saar baa la leeyahay inta naasa la yara taab-taabto , ilayn waa la iska "broobeenaya e " ya?
-nimankii cellular phone lagu arko " porno" bay ku dawaadan baa la leeyahay o shabuug baa lala dhacaya .
Waxay ku hadlaan iyo beenta ay isku guraan baan cadho ka qaada

Anigu u ma' maleeyo in hadal dadkan lagu toosin karo wallahi in laga goosto mooye