Alqeada welcomes the suicideattack in somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Alqeada welcomes the suicideattack in somalia

Post by AhlulbaytSoldier »

Al-Qaacida oo soo dhaweysay qarixii Hetel Shaamow ee wasiirada iyo shacabka lagu xasuuqay

Monday 07 December 2009 SMC



Hogaamiye ku xigeenka ururka Al-Qacida Ayman al-dawaahiri oo cajal maqal ah soo diray kaasoo barta internetka lasoo dhigay maalinkii shalay ayaa waxaa uu kaga hadlay falkii ismiidaaminta ee maalinkii Khamiista ka dhacay magaalada Muqdisho gaar ahaan hotelka Shaamow ee khasaaraha lixaadka leh geystay.

Al-Dawaahiri oo u muuqday mid ku faraxsan falkaasi ismiidaamineed ayaa waxa uu ku macneeyay mid ka mid ah jihaadka Somaliya ey ka wadaan waxa uu ugu yeeray "MUJAAHIDIINTA", waxaana uu fariin khaas uu u jeediyay kooxaha iyaga taageersan ee ka dagaalama gudaha dalka Somaliya.

Cajalkan oo intiisa badan la jaray ayaa waxa kale uu cajalkaasi ku weeraray hogaamiyaha Al-Qacida Ayman Al-Dawahiri dowladda Mareykanka oo uu ku sheegay mid gacmaha kula jirta Somaliya islamarkaana hortaagan in laga hirgeliyo shareecada Islaamka.


DAAWO FILMKA AL-QAACIDA



Hogaamiyahan ayaa cajalkan maqalka ah kusoo beegay xilli maalmo kadib uu ka dhacay Muqdisho fal ismiidaamin kaasoo dhimasho iyo dhaawac isugu jira u geystay Wasiiro, Dhakhaatiir, Arday iyo waalidiin kuwaasoo ku sugnaa xaflad qalin jabin jaamacadeed.

Falkan oo ey ka dambeeyaan sida la sheegay kooxda Al-Shabaab ayaa waxaa kasoo wajahday caro shacab oo baaxad weyn, waxaana udaaharaad maanta ka dhacay Muqdisho oo looga soo horjeedo qarixii ismiidaamineed ayaa waxaa lagu gubay calanka madow oo ey isticmaalaan Al-Shabaab iyadoo dadkii mudaaharaadayayna ey ku dhawaaqayeen erayo ey ka mid yihiin "Dooni meyno shacab xasuuqe, Arday laaye dooni mayno, dumar xasuuqe dooni mayno, dhiigya cab dooni mayno" IWM.

Xiriirka Al-Shabaab iyo Al-Qacida ayaa mudooyinkan dambe ahaa mid banaanka yaal, waxaana dhowr cajal oo ey soo saareen Al-Shabaab lagu weyneynayay hogaamiyayaasha Al-Qacida sida Osama Binladen iyo ninka iminka cajalka soo diray.

Falalka kooxda AlShabaab ka wadaan Somaliya ayaa ah mid koobi ah oo ey ka isticmaasho Al-Qaacida wadamada Ciraaq iyo Afghanistaan iyadoo saraakiil ey usoo dirtay Somaliya ey iminka ku sugan yihiin meelo badan oo koonfurta Somaliya ah.

Xigasho: Calanka
http://somaliweyn.org/pages/news/Dec_09/7Dec34.html
~Arabman~
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 289
Joined: Tue Dec 01, 2009 5:15 pm

Re: Alqeada welcomes the suicideattack in somalia

Post by ~Arabman~ »

HutuKing01 wrote:DAAWO FILMKA AL-QAACIDA
That's an old video that dates back several months. Major news sites (CNN, BBC, etc) haven't reported a new video by Al-Zawahiri.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Alqeada welcomes the suicideattack in somalia

Post by AhlulbaytSoldier »

Its funny how you portray shabaab and alqeada as people who dont kill innocent people :arrow:
~Arabman~
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 289
Joined: Tue Dec 01, 2009 5:15 pm

Re: Alqeada welcomes the suicideattack in somalia

Post by ~Arabman~ »

HutuKing01 wrote:Its funny how you portray shabaab and alqeada as people who dont kill innocent people :arrow:
I don't trust the media that report otherwise.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”