ciidangale is Ogaaden

User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: ciidangale is Ogaaden

Post by Babygirl- »

Garxajis begging for help against the Ogadeens...

Gabayadii "Guba" oo socda oo dagaanka Hawdka (Doollo) lagu loolamaaayo 1935kii (oo bilowday horaanti 1920s kii) ayaa waxa dhex maray dagaalo H.Y iyo Ogadeen duleedada ceelka Danood. Dhulbahnate iyo Ogaadeen ayaa 2 goobood dagaal ku dhex maray H.Y , meesha la yidhaahdo Lama Dago ayaa Ogaadeen kula dagaalamay H.Y. Sidoo kale Dhulbahnate na dagaalka waa soo galeen. Sanadakaas oo Soomaalidu u taqana Siige Case ayuu Yawle geeraarkan mariyay H.Jeclona ku canaantay, Habar Yoonisna ku dhiiri galinaayay dagaalka , Daaroodna u sheegaayay waxa ku dhici doona.

Daaroodkaanu colawney
Dood yar baan u tiraabay
Toljecla dacalkayga
Dagmadiisu hawaartee
Nabadaw dihanaayana
Dood yar baan u tiraabay
Duuda reer Habar Yoonisna
Dood yar baan u tiraabay

Daaroodkaanu colawnay
Duuda Habar Yoonis
Dood yar baan u tiraabay
Hadii geeshaka la duugo
Dugaagii Gubadood iyo
Dulcad reerka la geeyo
Daandheer baa hadhi doonta

Toljecla dacalkayga
Dagmadiisu hawaartee
Nabada u dihanaaya
Dood yar baan u tiraabay
Daarood baanu colownay
Ka darme baa ka shisheeya
Kan kalee ku dul meersan
Raga Daaqa ka jooga
Docmo kaa la gudboon
Daawo buu noo wada qaatay
Dadna waad noogu xigtaan
Dildiilana nagu yaal
Baad marba daawanaysaan
Nin walaalkii la dooxo
Darmo caad le ku seexday
Walee waa u doqoniimo
Danbina taa kama joogo
Aqal daaha la gooyana
Labadiisa docoodba
Dabayl baa gali doonta
Danbina taa kama joogo
Riyihiinuna deyrta iyo
daainey dhalayaane
doobi xoor le ka maaloo
Sidiinaa u dingiiga
Ragaa daawada qaatay
bal inu idin daayo
Dibbnaa inaad u dhimataane
Dambarkeedna annu dhowrno

Daaroodkaanu colawnay
Dood yar baan u tiraabay
Hadnaan col dareerin
Ayaxoo kor u duulay
nala moodin daruuriyo
Dildilaaca arooryiyo
Daafini?idin qabsan
Raga aanu dilnaa
Dugsiyaasha ku faadin
Dad u ???? la waayin
Hadydaan kun dagaag ah
Iyo sidiini dabatoobin
Hadii aan dumarkiinuna
Dubiyeyda?ku waalan
Dameeray iyo Caado
Daraatoole iyo Faafan
Dig intii laga gaadho
Danootaanu qar naal
Hadaad Doollo cabtaan
Duda reer Isxaaq
Dawlis daba joogo.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: ciidangale is Ogaaden

Post by Babygirl- »

Habar Jeclo Being Refused maag & asking for Help from other Idoors.

Yawle iyo ergo uu ku jiro oo Dhulbahante mag ka doonaysa ayaa loo didaay.
Markaasu Isaaq awood weydisanaya.


Haddii aan la heshiininoo Hagaag loo wada daaqin
Oo annagaa Habarwaayiyo Harttiyeeyda la deeynin
Isaaq waa isku hayboo Waysku hooyiyo aabbe
Hayaaydaa kordhi doonta Arabbaa hirka jiidhi
Awalbaa hubka qaadan Habar Yoonis galbeediyo
Hargeesaa iman doonta Habeen lays miri maayo.
User avatar
Babygirl-
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12897
Joined: Sat Aug 23, 2008 3:43 pm
Location: Khaatumite soil.

Re: ciidangale is Ogaaden

Post by Babygirl- »

Ogadeen Don't need me.
They can Karbaash you.

:up:

But I had to remind you we are always behind them. :up:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: ciidangale is Ogaaden

Post by Queen_Arawello »

Babygirl- wrote:Garxajis begging for help against the Ogadeens...

Gabayadii "Guba" oo socda oo dagaanka Hawdka (Doollo) lagu loolamaaayo 1935kii (oo bilowday horaanti 1920s kii) ayaa waxa dhex maray dagaalo H.Y iyo Ogadeen duleedada ceelka Danood. Dhulbahnate iyo Ogaadeen ayaa 2 goobood dagaal ku dhex maray H.Y , meesha la yidhaahdo Lama Dago ayaa Ogaadeen kula dagaalamay H.Y. Sidoo kale Dhulbahnate na dagaalka waa soo galeen. Sanadakaas oo Soomaalidu u taqana Siige Case ayuu Yawle geeraarkan mariyay H.Jeclona ku canaantay, Habar Yoonisna ku dhiiri galinaayay dagaalka , Daaroodna u sheegaayay waxa ku dhici doona.

Daaroodkaanu colawney
Dood yar baan u tiraabay
Toljecla dacalkayga
Dagmadiisu hawaartee
Nabadaw dihanaayana
Dood yar baan u tiraabay
Duuda reer Habar Yoonisna
Dood yar baan u tiraabay

Daaroodkaanu colawnay
Duuda Habar Yoonis
Dood yar baan u tiraabay
Hadii geeshaka la duugo
Dugaagii Gubadood iyo
Dulcad reerka la geeyo
Daandheer baa hadhi doonta

Toljecla dacalkayga
Dagmadiisu hawaartee
Nabada u dihanaaya
Dood yar baan u tiraabay
Daarood baanu colownay
Ka darme baa ka shisheeya
Kan kalee ku dul meersan
Raga Daaqa ka jooga
Docmo kaa la gudboon
Daawo buu noo wada qaatay
Dadna waad noogu xigtaan
Dildiilana nagu yaal
Baad marba daawanaysaan
Nin walaalkii la dooxo
Darmo caad le ku seexday
Walee waa u doqoniimo
Danbina taa kama joogo
Aqal daaha la gooyana
Labadiisa docoodba
Dabayl baa gali doonta
Danbina taa kama joogo
Riyihiinuna deyrta iyo
daainey dhalayaane
doobi xoor le ka maaloo
Sidiinaa u dingiiga
Ragaa daawada qaatay
bal inu idin daayo
Dibbnaa inaad u dhimataane
Dambarkeedna annu dhowrno

Daaroodkaanu colawnay
Dood yar baan u tiraabay
Hadnaan col dareerin
Ayaxoo kor u duulay
nala moodin daruuriyo
Dildilaaca arooryiyo
Daafini?idin qabsan
Raga aanu dilnaa
Dugsiyaasha ku faadin
Dad u ???? la waayin
Hadydaan kun dagaag ah
Iyo sidiini dabatoobin
Hadii aan dumarkiinuna
Dubiyeyda?ku waalan
Dameeray iyo Caado
Daraatoole iyo Faafan
Dig intii laga gaadho
Danootaanu qar naal
Hadaad Doollo cabtaan
Duda reer Isxaaq
Dawlis daba joogo.

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Queen_Arawello
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6096
Joined: Mon Jan 12, 2009 4:23 pm
Location: Aware and Dhagax-Buur

Re: ciidangale is Ogaaden

Post by Queen_Arawello »

Ducaysane stop shitting all over the thread nac nac iyo calaacal baa meel xaqiiq lagu hadlayo la imaneysa :arrow: :arrow:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Ogaden - General Discussions”