pictures of Islamic radicals in kenya court

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Murax
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 28297
Joined: Sat Dec 29, 2007 4:45 am

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by Murax »

JaMaaL-23 wrote:Gaajo and Voltage samir badanaa!

Somali waxay ku maahmaahdaa nimey meeli u cadahay meeli ka wadoow. TL iyo Murax waa rag meel kale u socda oo naceyb badan ku qafilanyahay.

walahi dad badan ayaa iyagoon is ogeyn fidnadan socota ku gaaloobaya.

waad ku cel celiseen oo xaqiiqda dhan kasta ka tusiseen lakiin shabab naceyb ayaa xaqii ka indha tiray.


Iska daaya waa dad meel kale loo wato

Everything thats done in diinta waxaa la fiiryaha maslaxada iyo mafsada. mafsada haday ka badantahay maslaxada You leave munkarku sidu yahay. Read sharaxdi of amar bil ma'ruuf nahi canil munkar. Obviously Kenya is home to hundreds of thousands of muslimiin oo waba refugees ah. Through protesting iyo balaayo wax faiidho ah uma kordonaysid, You're bringing more harm, barkac, iyo dhib to shacabka.


Teeda kale nasiixo, markay diinta noqoto its best inaad afkaaga haysid hadaanin wax cilmi ah u haynin. Takfir iyo qofki la takfiirinaayo is way over Your head marka caqeedada soo baro markaas hadal.
User avatar
Shonuff
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 315
Joined: Wed Oct 21, 2009 10:19 pm
Location: If you even DREAM of beating me up, you better wake up and apologize - Muhammad Ali

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by Shonuff »

the truth is somalis are targeted because of a problem they have created. they taught the adoons the culture of bribing your way out of problems. today the adoon police and security forces will arrest any somali they see (wether a citizen or an illegal wether a gaal loser or a muslim) because at the end of the day they know they have better chance of getting paid by arresting a somali than other groups. so many people i know, kenyan born citizens who were not even present at the scene of the protest, were arrest the last few days. somalis start shit that always ends up biting them in the ass. there is also the problem of bad american foreign policy that is at play here. the call for the deportation of that cleric came straight from london. western nations have found a pretty effective tool in aid; do this or that or you wont continue to receive aid(food and otherwise) from us anymore. too much gacan maroojis from the west is threatening the african culture that facilitated between coexistence between african group of differing religions for centuries.
Last edited by Shonuff on Mon Jan 18, 2010 9:03 pm, edited 1 time in total.
JaMaaL-23
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2271
Joined: Mon May 09, 2005 2:12 am
Location: Burtinle, Nugaal

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by JaMaaL-23 »

Murax

aniga cidna ma takfiirin! waxa aan meesha ku soo qoray waa uun baraarujin in ka hadalka ama falanqeynta arimahan socda ay sababi karaan in uu qofkii naceyb daraatiis koox daba gala ay sababi karto inuu xaqa ka weecdo isagoo koox ku xumeynaya.

Arintan hada laga hadlay Voltage iyo Gajoounit waxay soo ban dhigeen xogta dhabta ah iyo sida ay wac u dhaceen, lakiin waxaa hadaladiina ka muuqda inaad la jeceshihiin inaad waxa meesha ka dhacay koox gooni ah u saartaan.

Ilaaha og cida hanuunsan, lakiin ma fiicna in arin siday u dhacday ki kale loo fasiro, especially markey dad muslim ah dhib kasoo gaaray. mana haboona in ereyada dacaayada ey gaaladu dadka muslimka ah u isticmaasho meelaha lala ordo.

Finally, sida aad adiguba tiri bal qiimee maslaxada kuugu jirta inaad arin aad xogteeda ogeyn si qaldan u faaleysid oo uu dad ku fidnoobo, as opposed to Mafsada ka imaan karta?

all I'm saying is xaalku ma sahlana arinta Somaliyana diin ayay salka la gashay, dacaayado badan iyo probagandana xaqiiqda ka fogna waa jirtaa, marka waxaa qofkii cali u saaxiib ah la gudboon inuu carabkiisa ilaashado oo uu fidnadan socota ilaahey ka magan galo.

wabilahi towfiiq.
Spursman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1831
Joined: Sat Apr 04, 2009 2:31 pm

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by Spursman »

They look far from radicals to me the opposite they arresting normal people caadi mahaa.

http://hiiraan.com/news2/2010/Jan/kenya ... riots.aspx

NAIROBI (Reuters) - Kenyan police arrested a prominent Muslim activist in chaotic scenes on Monday as seven suspects appeared at Nairobi's High Court accused of involvement in riots that rocked the capital on Friday.

Al-Amin Kimathi, chairman of Kenya's Muslim Human Rights Forum, was detained a day after the security forces raided a mainly Somali suburb of the city, arresting scores of people, following violence at a protest on Friday.

"What has happened to Al-Amin today is an attack on the rule of law and an attack on the judiciary," Mbugua Mareithi, Kimathi's lawyer, told Reuters as the white-robed activist left the High Court in handcuffs, his arms raised above his head.

Minutes earlier, the seven suspects had been charged with unlawful protest, theft and destruction of property.

Friday's demonstration against the deportation of a jailed Muslim cleric was organised by Kenyan Muslims, but many of the marchers who fought pitched battles with the security forces in the city centre for more than eight hours were Somalis.

On Sunday, Kenyan security officers swooped on the Eastleigh suburb and detained scores of people, including 16 members of Somalia's parliament, a Somali lawmaker said.

A senior police source said the individuals held overnight had not yet been charged and were expected to appear in court soon. Local media said more than 300 people were arrested, but the police source could not confirm that figure.

At Friday's protest, some demonstrators carried black flags identified with Somalia's hardline Islamist rebel group al Shabaab and there were reports of mobs attacking Somalis.

The Kenyan government quickly put the blame for the violence that killed at least one person on extremist youths exposed to "foreign elements" and assured Muslims in Kenya their religious freedom and civil liberties would be respected.
Some Somalis in Kenya fear they will all be tarred with the same brush, despite their warnings that rebel sympathisers and hardline clerics were a growing cause for concern in Kenya.
sadeboi
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11690
Joined: Wed Jun 02, 2004 7:00 pm
Location: Reer Siyaad Ugaas

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by sadeboi »

:up: Jamaal...
User avatar
Voltage
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 29214
Joined: Tue Oct 23, 2007 11:33 pm
Location: Sheikh Voltage ibn Guleid-Shire al-Garbaharawi, Oil Baron

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by Voltage »

...
User avatar
fisabililah
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 756
Joined: Thu May 10, 2007 2:59 pm

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by fisabililah »

DR-YALAXOOW wrote:Dawlada keenya wadankeeda danbiilayaal baddan ayaa ku nool , kuwaasoo taageera kooxda KHAWAARIJTA munaafiqiinta al shabaab.
ragga af ku dhiiglayaasha ugu waaweeyn waxaa ka mid ah sheeydaankan weeyn ee afku dhiiglaha sida sharci darada ku qaatey dhalashada wadanka kenya ama baasaboorka kenya isagoo
ku dhashey KILILKA SHANAAD EE ETHIOPIA sheeydaankaas magaciisa waxaa la yiraaah XASAAAN XUSEEN :down:

videogan dhageysta sheeydaankan wuxuu ku leeyahay 40 culumo soomaaliyeed ee uu ugu weeyn yahay sheekha somaliya ugu cilmiga baddan sheekh shariif abdinuur
iyo sheekh CUMAR FAARUUQ.
ayuu wiilkan baadiyaha kililka shanaad ka yimid ee aan waxba ka aqoon diinta islaamka leeyahay, hadalkooda waxba kama jiro.
dagaalka fidnada ee xasuuuqa ay wadaaan khawaarijta al shabaabna waa dagaaal jihaad ah.

sheeydaan xasaaan xuseeen waxay aheyd in dawlada KEENYA ay si degdeg ah uga tarxiilaaan wadanka keenya , ayna u tarxiilaaan WADANKIIISA hooyo EE ETHIOPIA
kililka shanaaad.

baasaboorka KENYA ayuu ku tagey CANADA. SWEDEN iyo wadamo aad u tiro baddan. SI SHARCI DARO AH been abuur ayuu ku qaatey. wadankaas KENYA wuxuu qaxooti ahaan
ku yimid xasaan xuseen sanadkii 1991. DAWLADA kenya iyo sirdoonka keenya, BOOLIISKA kenya waxaan ka codsaneynaa INAY SHEEYDAANKAN AF KU DHIIGLAHA wadanka KENYA SI DEGDEG uga tarxiilaaan.
Image

may Allah preserve ashiekh xasan xuseen. ameen
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13992
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by DR-YALAXOOW »

may allah reward NAARUL JAHANAM this takfiiiri sheeydaaan FIDNA ABUUURE SHEEYDAAN xasaan xuseeeen.
ilaheeey waxaay uga baryeynaaaa sheeydaaanka af ku dhiiglaha ee WADAN madaxweynihiisa kiristaaan yahay KIBAKI ku noool ee baasaboorkoodii
sharci daro been abuur ku qaatey. sheeydaankaas XASAAN XUSEEN isagoo ku raaxeeysta KENYA ayuu leeyahay XAMAR dadka jooga waa GAAALO ee hala jihaado.

SHEEYDAAAN XASAAAN XAARWEYNE XUSEEEN naarta jahanama allaha geeyo. dunida inta uu noool yahayna cudur xun allaha ku rido aaamiin aamiin.
User avatar
Paddington Bear
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2908
Joined: Wed Jun 24, 2009 8:20 am
Location: Over there..

Re: pictures of Islamic radicals in kenya court

Post by Paddington Bear »

Image
I hope they searched the old man for explosives. That belly looks full. :mrgreen:

An unfortunate incident nonetheless.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”