Cunida Hilibka Eyda iyo Bisadaha

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Cunida Hilibka Eyda iyo Bisadaha

Post by Goljano Lion »

January 28, 2010 Dalka Shiinaha Oo Laga Mamnuucay Cunida Hilibka Eyda iyo Bisadaha

Dalka shiinaha oo ku caan ah inuu cuno wax kasta oo dhulka guudkiisa dul socda, horana ugu soo noolaa kumaankunkii qarni ee ugu danbeeyay cunida hilibka bisadaha, eyda iyo masaska ayaa iminka dadkiisa ka mamnuucay inay cunaan hilibka Eyda iyo bisadaha.

Iyadoo sharci cusub oo baarlamaanka dalkaasi meel mariyay lagu xukumi doono qof kasta oo lagu qabto isagoo cunaya hilib ey ama bisadeed $ 750 doolar oo ganaax ah iyo 15 maalmood oo xadhig ah. Waxa sidoo kale lagu xukumi doonaa goob kasta oo lagu iibiyo hilibka xayawaanka inta u dhaxaya 1450 ilaa 73 kun oo doola
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Cunida Hilibka Eyda iyo Bisadaha

Post by Goljano Lion »

Those found guilty of selling the meat can be fined anywhere between 10,000 yuan to 500,000 yuan, China Daily reported quoting Beijing-based Mirror Evening News
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”