Diyeeshaha_Tolka wrote:GeoDesic wrote:Diyeeshaha, Question is, Adiga maa u xiray Diraca? Shaqo fiicanaa haysaa haddaaba naagihii indha yarta diracyada u gadaysid![]()
![]()
lool maya sxb sirr-luggoyo facebookisa ayaan kasoo xaday,,waa xaaskiissa
Waraa Diyeeshe,
Waxaan waa ceeb ninyahow isku xishoo, rag baad xaaskooda intaad maxfal soo dhigto ayaad haddana wax ka sheegaysaa.


