Axmed Godane Says The fighting Must Continue

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
The_Emperior5
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 50031
Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
Contact:

Axmed Godane Says The fighting Must Continue

Post by The_Emperior5 »

Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr oo Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin ugu baaqey inay sabarka badiyaan si guusha loo hanto

Amiirka ugu sareeya Xarakada ShabaabulMujaahidiin Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu Zubeyr oo mudooyinkii udambeeyey socdaalo ku marayey wilaayaadka ay gacanta ku hayaan Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa waxa uu khudbad dheer oo dhinacyo badan taabaneysa u jeediyey Ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab isagoona kula dardaarmey inay sabarka badiyaan isagoona sheegey inuu sabarku yahey midka guusha lagu hanan karo maadama waqtiga lagu jiro uu yahey xiligii islaamka uu qariibka uu ahaa islamarkaana lala yaabi jirey jihaadka.
“ waxaad ogtihiin waqtiga aan inagu nool nahey islaamku wuxuu ku jiraa qurbah,qurbadiisa rasuulku wuu sii sheegey salawaatu laahi caleyhi bada’al islaamu qariiban wasayacuudu qariiban fadhuubaa lil qurabaa. Qurbada waxaa ku jira caqaa’idku waxey ku jiraan qurbo iyo mafaahiinta saxda ah oo waxaad ogtihiin Towxiidkiiba in lala yaabayo maanta.
Waxaa qurbo ku jira Akhlaaqdiisii, waxaa qurbo gashey cibaadaadkiisii, waxaa qurbo gashey shareecadiisii iyo shacaa’irtiisii, intuba waxey ubaahan yihiin in lasoo nooleeyo, qurbadaa la zuuliyo; waxaana lagu zuulin karaana waa camal waa jiil inuu soo baxo camal ahaana u muujyo waxaas oo dhan oo caqiido ahaana caqiidada saxda ah ku toosan, Akhlaaq ahaana Akhlaaqdii saxda aheyd ku toosan, Cibaadadiisa iyo hab dhaqankiisa iyo Alle ka cabsigiisa u eg dadkii hore sidaas ayuu islaamku usoo noolaanayaa mar labaad oo wacdigii Alle subxaanahu watacaalaa ee Tamkiinka uu ku xaqiiqoobayaa”.
Amiirka Xarakada Shabaabul mujaahidiin ayaa waxa uu sidoo kale kula dar daarmey ciidamada Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab inay u tartamaan jihaadka Allah iyo talaab kasta oo wanaag ah oo horseedi karta raali gelinta Alle subxaanahu watacaalaa.
Sheekh Muktaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa waxa uu sidoo kale ugu baaqey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin inay u dulqaataan dhibaato walba oo ay kala kulmaan jihaadka ay ku jiraan islamarkaana ay kasii jeystaan aduunyada.
Waxana uu ugu dambeyntii ugu bishaareeyey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin inay guusha ahaan doonto dhanka islaamka islamarkaana ay jebi doonaan dhinacyada diidan jihaadka Allah.
“ waxa naloo dardaarmey safka hore inaan u tartan, Aadanka aan u tartan, jihaadka inaan utartano Xiraasada, ribaadka iyo wixii lamid ahna aan u tartano, Sidaa oo kale Salafka Ridwaanulaahi Caleyhim Aduunyada uma tartami jirin, Aduunyada iyaga midba kale ayuu ka hor marin jirey walaalkiisa ayuu ugu hormin jirey oo uu siin jirey, laakiin camal aakhiro hadii uu yimaado midba midka kale isagaa ka xigsan jirey.
Cali binu Abii daalib wuxuu yiri Aduun yooy ma Anigaa iisoo ban baxdey inaad ilumiso hey haat ma dhaceyso ayuu yiri, qeyrkeyga dag laakiin Anigu ima dageysid ayuu yiri Anigu seddex qodob baan kugu furey maxaa yeeley buu yiri facmuriki qasiir, waceyshuki xaqiir, wakhadharuki kabiir.
Seddexkaas tilmaamood baad leedahey nolasha cimrigaagu waa gaaban yahey , noloshaaduna waa liidataa, khatartaaduna waa badantahey”.
Khudbaddad Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu zubeyr ayaa waxey kusoo beegmeysaa xili mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Shabaabul mujahidiin ay socdaalo ku kala bixinayaan wilaayaadka Islaamiga ah ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyadoona fariintii tan ka horeysey uu Amiirka soo direy 5-tii bishii September ee sanadkii aan soo dhaafney.
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Axmed Godane Says The fighting Must Continue

Post by Hyperactive »

lol those people never got tired of killing and being killed.
User avatar
SahanGalbeed
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 19032
Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
Location: Arabsiyo ,Somaliland

Re: Axmed Godane Says The fighting Must Continue

Post by SahanGalbeed »

Sheekh Muktaar C/raxmaan Abuu Zubeyr ayaa waxa uu sidoo kale ugu baaqey Ciidamada Shabaabul Mujaahidiin inay u dulqaataan dhibaato walba oo ay kala kulmaan jihaadka ay ku jiraan islamarkaana ay kasii jeystaan aduunyada
Abu Bank Robber ciyaalkii bu baryaya oo u ku leeyahay , waan idin khiyaameeyay idinka ba e , iska adkaysta :lol:
Imisaan ku laha dadkan , war ninkani waa tuug lacag inaga soo dhacay !
Abu bank robber inkaar alle kugu rid !
Khudbaddad Sheekh Mukhtaar C/raxmaan Abuu zubeyr ayaa waxey kusoo beegmeysaa xili mas’uuliyiin sar sare oo ka tirsan Shabaabul mujahidiin ay socdaalo ku kala bixinayaan wilaayaadka Islaamiga ah ee hoostaga Xarakada Mujaahidiinta Alshabaab iyadoona fariintii tan ka horeysey uu Amiirka soo direy 5-tii bishii September ee sanadkii aan soo dhaafney.
Bal eega hadda , fariintii oo u sep the 5th usoo diray , baa hadda soo gaadhay :lol:
Kuwan haddanu tuugasi qori saarin , "comedy " baan u qaadan lahayn walle .
User avatar
Hyperactive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 34540
Joined: Fri Feb 09, 2007 7:36 am
Location: "Some people are so poor, all they have is money."

Re: Axmed Godane Says The fighting Must Continue

Post by Hyperactive »

:lol: :lol: :lol: :lol: :lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”