K'Naan's Grandfather Teasing a another poet

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
hanad_mn
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2595
Joined: Sun Mar 30, 2008 3:33 pm

K'Naan's Grandfather Teasing a another poet

Post by hanad_mn »

Maxamad Faarax Shuuriye

Habar Gidir, Cayr



Gujadaan ku ridi




Xaaji Maxamad Faarax Shuuriye oo ahaa ninkii geyiga Mudug ugu gabayga badnaa waxa soo gaarey gabay aan na soo gaarin oo uu tirshey nin isqariyey balse aflagaadeeyn u geeystey qabiilka Faarax ka dhashay. Gabaygan wuxu jawaab u yahay gabaygaas cayda ah wuxuuna yiri Faarax Shuuriye Alla ha u naxariistee;

Mas galaalan, good laba afla'ah, oo ganaya waabaayo
Abris ninuu god uga soo baxoo, micida gaarsiiyey
Gallad Eebbe mooyi iyo inuu, uga gargaaraaye
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.

Nin libaax ku gowriirsadoo, garabku hooseeyo
Oo u guudka kala saaran yahay, miciyo gaal-leefa
Hadaan guutadiisii ka celin, gucumaloow Aarka
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.

Baddu nimey gurguurtoon aqoon, gudubsi loo dhaafo
Oo u xiisku gaaddada marshoo, gebiga dhaafsiiyey
Gallad Eebbe mooyi iyo inuu, uga gargaaraaye
Soow inuu go'aa lama ogoon galawdu raageynin.

Guudkii Hiraab nin u gabyay, een igu ogaan geeri
Ee caalinkeenii Gobaad, hadalla gaarsiiyey
Gujaalaan ku ridi ee muxuu libin ahuu gaaray.


[/quote]

He is the Father of K'naan's Mother.
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”