Aabaha iyo wixii ku yidhi boqor baad inoo ahayd ba la was !!!!Boqorka Beesha Subeer Awal oo Hambalyo U Diraya Baarlamaanka Jabuuti iyo Shacabkabkooda.
Waxaan halkan ku tahinyadaynayaa baarlamaanka jabuuti iyo shacbiwaynaha jabuuti doorashada mar sadexaad ay ku ogolaadeen....
Gabiley (Gabiley News) Boqorka Beesha Subeer Awal boqor Muxumed Geele Seed ayaa hambalyo u diraya baarlamaanka iyo shacabwaynaha jamhuuriyada Jabuuti isagoo ku hambalyaynaya garashada ay garteen baarlamaanka dalkaasi mudada ay madaxwaynaha ugu celiyeen inuu sii hayo xilka madaxwaynimada.
Boqorku waxaa uu baaqaasi diray maanta mar uu booqasho ku soo maray xafiiska shabakada wararka ee Gabiley News isagoo hambalyadaasi dirayana waxaa uu yidhi “Waxaan halkan ku tahinyadaynayaa baarlamaanka jabuuti iyo shacbiwaynaha jabuuti doorashada mar sadexaad ay ku ogolaadeen in madaxwayne ismail cumer geele in uu noqdo madaxwaynaha jamhuuriyada Jabuuti anigoo ku hadlaaya magacayga iyo magaca bulshada aan boqorka u ahayba”
Gabiley News Desk
Gabiley Somaliland
--------------------------------------------------------------------------------
Published: 2010-04-15
Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Moderator: Moderators
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Somali la ga ma dhex waayo !!!!!
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Ma Buurmadawgiinaa? 
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Dad xishood kii Ilaahey ka qaaday , oo meel walba wax hore loo maqal la soo istaagaya , oo wax walba ku hadla , nacayb ayayba kaa qaadsinayaan waxad ahayd 
Inkaari ku dhacday-gu wuxu yahay ma aqaan !!
Inkaari ku dhacday-gu wuxu yahay ma aqaan !!
- Rightwing
- SomaliNet Super

- Posts: 9248
- Joined: Mon Dec 23, 2002 7:00 pm
- Location: Maqaamka lagu xadreeyo MEDED, MEDED
- Contact:
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
SahanGalbeed wrote:Dad xishood kii Ilaahey ka qaaday , oo meel walba wax hore loo maqal la soo istaagaya , oo wax walba ku hadla , nacayb ayayba kaa qaadsinayaan waxad ahayd
Inkaari ku dhacday-gu wuxu yahay ma aqaan !!
Maalin dhawayd waxaan maqlay buurmadaw oo raadinaya telephone numberka Boqorka Thailand si'uu ugala hadlo arintii red shirts...
Waryaa ilaahay yaqaan
- SahanGalbeed
- SomaliNet Super

- Posts: 19032
- Joined: Mon Dec 31, 2007 5:48 pm
- Location: Arabsiyo ,Somaliland
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
boqor lugaynaya xagee lagu arkay? koofiyad bacle # 1Boqorku waxaa uu baaqaasi diray maanta mar uu lug ku soo maray xafiiska shabakada wararka ee Gabiley News
-
Dhaga Bacayl
- SomaliNet Super

- Posts: 8363
- Joined: Tue Dec 23, 2003 7:00 pm
- Location: H-Town in Somaliland
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
We have a boqor? I was hoping to fill that vacancy myself. WTF...meel walba mid baa kaaga sii horaynaya.
Lol@lug ku soo maray. I guess he's not valued that much.
Lol@lug ku soo maray. I guess he's not valued that much.
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Rightwing wrote:SahanGalbeed wrote:Dad xishood kii Ilaahey ka qaaday , oo meel walba wax hore loo maqal la soo istaagaya , oo wax walba ku hadla , nacayb ayayba kaa qaadsinayaan waxad ahayd
Inkaari ku dhacday-gu wuxu yahay ma aqaan !!
Maalin dhawayd waxaan maqlay buurmadaw oo raadinaya telephone numberka Boqorka Thailand si'uu ugala hadlo arintii red shirts...![]()
![]()
Waryaa ilaahay yaqaan
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Boqorkaaasii wa boqorki jibriel abokor 2009 ba la caleemosaaray

- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
What......waar kaalay Beel kastaaba hal boqor aya u banaan soomaha.....H.Awal imisa boqoray leeyihin horta.Including odaygan boqorka guud ee habar awal u ah,.The_Emperior5 wrote:Boqorkaaasii wa boqorki jibriel abokor 2009 ba la caleemosaaray![]()
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
Mr_Alfaas wrote:What......waar kaalay Beel kastaaba hal boqor aya u banaan soomaha.....H.Awal imisa boqoray leeyihin horta.Including odaygan boqorka guud ee habar awal u ah,.The_Emperior5 wrote:Boqorkaaasii wa boqorki jibriel abokor 2009 ba la caleemosaaray![]()
we have around 5 suldaans and 10 caaqils.
And one supreme leader suldaan xassan suldaan cabdilahi suldaan cabdiraxmaan suldaan diiriye Suldaan cabdalle.
And the self styled Jibriel abokor Boqor oo isku sheega boqorka Subeer awal
- Mr_Alfaas
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 3439
- Joined: Thu Dec 31, 2009 2:16 pm
- Location: Hargeysa...The Diamond City of Somaliland
Re: Xayawaan xunoo meelaha kugu ceebaya
dee niyow anigu odayga suldan xasan suldan cabdilahi ayaan garanaya....ninkaasa ah de somaha odayga ugu sareya seatka.The_Emperior5 wrote:Mr_Alfaas wrote:What......waar kaalay Beel kastaaba hal boqor aya u banaan soomaha.....H.Awal imisa boqoray leeyihin horta.Including odaygan boqorka guud ee habar awal u ah,.The_Emperior5 wrote:Boqorkaaasii wa boqorki jibriel abokor 2009 ba la caleemosaaray![]()
we have around 5 suldaans and 10 caaqils.
And one supreme leader suldaan xassan suldaan cabdilahi suldaan cabdiraxmaan suldaan diiriye Suldaan cabdalle.
And the self styled Jibriel abokor Boqor oo isku sheega boqorka Subeer awal
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 743 Views
-
Last post by DamallaXagare
-
- 3 Replies
- 798 Views
-
Last post by military-mind
-
- 0 Replies
- 219 Views
-
Last post by Gubbet
-
- 12 Replies
- 728 Views
-
Last post by lifeisbloodyhard
-
- 52 Replies
- 3915 Views
-
Last post by zingii
-
- 0 Replies
- 656 Views
-
Last post by BuRjIkO
-
- 18 Replies
- 3802 Views
-
Last post by Enemy_Of_Mad_Mullah
-
- 4 Replies
- 7178 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 8 Replies
- 6793 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 2 Replies
- 436 Views
-
Last post by jalaaludin5