Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Moderator: Moderators
-
oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL KHASAARE NAFEED GEYSTAY KA DHACAY.
Wararka Naga soo gaadhaya Magaaladda Buuhoodle ee Xaruunta Gobolka Ceyn ayaa Waxay shegayaan dagaal ka dhacay Gudaha Magaaladda oo u dhaxeeya Ciidamo Ethiopiana oo mud ku sugnaa Gudaha Buuhoodle iyo dad u dhashay Deegaanka Waxaana la sheegay in ay dagaalkaa ku dhinteen isu geyn dad kor u dhaafaya 12 Qof.
Waxaa Maanta dagaal Xoogleh ku dhexmaray gudaha Magaaladda Buuhoodle Ciidamo Ethiopiana oo Mudo Isbuuc ka badan ku sugnaa duleedka Magaaladda Buuhoodle iyo dad gadood san oo u dhashay deegaanka islamarkaana dhibsaday Arimaha ay ku sameynayaan deegaankooda Ciidamda Ethiopianku.
Inta la rumaysan yahay waxaa dagaalkaas Maanta ku dhintay Sadex katirsan Ciidamada Soo duulay ee Ethiopia iyo 10 qof oo ahaa dadkii deegaanka Waxaana halkaas ku dhaawacmay dad kor u dhaafaya 20 qof oo Labada dhinac isugu jira.
Ilaayo hada lama garanayo Waxa uu dagaalku ka kacay hasayeeshee Waxaa loo aaneynayaa in ay Sabab u ahayd kadib Markii Isbuuc ka hor guda Buuhoodle soo galeen Ciidamado Ethiopiana oo Markii dambe fadhiisan ka dhigtay Duleedka Magaaladda Buuhoodle oo ay gaadiidkii Daw Weynaha halkaas isugu keeneen.
Dad Weynaha Reer Buuhoodle ayaa Waxay Si weyn uga Cadhoodeen Ciimada Ethiopianka ee Sabab La'aan ku soo galay Magaaladda Islamarkaana Gaadidkii Dad weynaha Urur Shey Waxaa Dhowr Cisho Arintas ka hadlay Alle ha u naxariistee Gudoomiyihii Magaaladda Buuhoodle Xuseen Dacwi Ducaale oo Doraad ku geeriyooday Buuhoodle Wuxuuna Warbaahinta u sheegay in ay aad uga xun yihiin Islamarkaana Wel Wel ku hasyo dadka reer Buuhoodle Ciidamada haatan deegaankoda soo galay
Liibaan C.rashiid Siciid
Liibaan5711@hotmail.com
Laasqoray.net

Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Soomaaliya RSS Iska hor-imaad ka dhacay Buuhoodle
Iska hor-imaad dhexmaray ciidamo Ethiopian ah iyo dadka degan buuhoodle ayaa la sheegayaa inay ku dhinteen 4 qof, 10-kalena ay ku dhaawacmeen.
Jimco, 21 May 2010
Askari Ethiopian ah
Wararka ka imanaya Buuhoodle ayaa sheegaya in maanta halkaasi ay ka dhaceen iska horimaadyo u dhexeeya ciidamo Ethiopian ah oo magaaladaasi Buuhoodle la keenay toddobaadkii hore iyo dad kale oo degaanka ah.
Wararku waxay sheegayaan in tirada dadka ku dhintay Buuhoodle ay gaadhayaan ilaa 4 qof, dhaawacuna in ka badan 10 qof iyadoo warar aan la xaqiijinna ay sheegayaan inay jiraan askar Ethiopian ah oo iska horimaadkaasi ku dhimatay.
Iska horimaadkan ayaa la sheegay inuu dhacay kadib makrii ay ciidamada Ethiopia xidheen xuduudda iyadoo sida dad goobjoogayaasha ah ay idaacaddan VOA u sheegeen ay ciidamada Ethiopian ay hakiyeen baabuurta gaadiidka ah ee gelaya iyo kuwa ka soo baxaya gobolka ismaamulka Soomaalida ah ee dalka Ethiopia.
Xannibaaddda baabuurta ayaa la sheegay inay ka caraysiisay dadka degaanka.
Rasaasta la isku weydaarsanayay iska-horimaadkaasi ayaa la sheegay inay dhacaysay ilaa goor dambe oo maanta ah.
http://www1.voanews.com/somali/news/som ... 77179.html
EERYA NACALADA

What does Sheikh Shariif has to say about this?
Fuck Somalia.
Fuck Somalia.
-
Air Canada
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1557
- Joined: Mon Mar 26, 2007 9:51 pm
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
May allah ease the suffering of the Kashmiri people on both sides; kashmir Puntland & kashmir Somaliland.
-
oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Air Canada wrote:May allah ease the suffering of the Kashmiri people on both sides; kashmir Puntland & kashmir Somaliland.
May allah destroy our enemies
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
May Allah burn you in Hell, Wacaal Yahoow Gaalka ah. Sinjiyadada iyo Jareerta kaso Jediid Waas, Nasaab Dhimaan Foqal Nasaab Dhimaan..Air Canada wrote:May allah ease the suffering of the Kashmiri people on both sides; kashmir Puntland & kashmir Somaliland.
http://buhodle.net/index.php/component/ ... oodle.html
Xabashis have been chased..
- Garbo_Gedo
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 1138
- Joined: Sun Mar 29, 2009 10:42 am
- Location: Gedo, Baladki Amiirada
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
My condolence goes to the brave men and women who died there, and May Allah Grant them jannatul Fardowsa.
The bravery action they took is an example everyone should take notice of. MashAllah- great to hear the Darwish are still alive and still standing to defend their dignity and the dignity of the Somalis and muslims in general.

- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
The Xabashi and there cronies are making a huge mistake, they are bringing back the Darwiish spirit.
Guuleysta.
Guuleysta.
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Mashallah kill these xabashis
too bad shabaab believes their(ethiopian) blood is sacred, so ethiopian invaders are facing no challenge in ceelbarde
too bad shabaab believes their(ethiopian) blood is sacred, so ethiopian invaders are facing no challenge in ceelbarde
-
oldenglish
- SomaliNet Super

- Posts: 5673
- Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
- Location: The Kingdom of Maakhir Coast
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
HutuKing01 wrote:Mashallah kill these xabashis![]()
too bad shabaab believes their(ethiopian) blood is sacred, so ethiopian invaders are facing no challenge in ceelbarde
Its only xalal when they slaughter Hutus
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
4 Captured Ethiopian Prisoners have also being sent to hell. bringing their total to 8.
Alaahu Akbaar.

Alaahu Akbaar.
Last edited by Babygirl- on Fri May 21, 2010 12:01 pm, edited 1 time in total.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight

- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Babygirl- wrote:4 Captured Ethiopian Prisoners have being sent to hell too.
Alaahu Akbaar.![]()
![]()
-
AhlulbaytSoldier
- SomaliNet Super

- Posts: 20301
- Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
- Location: Persian Empire
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Babygirl- wrote:4 Captured Ethiopian Prisoners have also being sent to hell. bringing their total to 8.
Alaahu Akbaar.![]()
![]()
wow mashallah
were they beheaded?
- abdalla11
- SomaliNet Super

- Posts: 8228
- Joined: Mon Aug 03, 2009 9:43 pm
- Location: If you got mooryaan problems if feel for you son, i got 99 problems and a southie aint one
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
Shouldn't you be worrying about your sisters marrying fufus whose noses are so big you can can put two banana's in each nostril?Air Canada wrote:May allah ease the suffering of the Kashmiri people on both sides; kashmir Puntland & kashmir Somaliland.
- ciyaal_warta
- SomaliNet Super

- Posts: 9629
- Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
- Location: Hiiraan State of Somalia
Re: Its Official: LaasQoraynet MAGAALADDA BUUHOODLE OO DAGAAL ..
u need to borrow some players from alshabab
the pple of sool the real somali patriots

- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 6 Replies
- 949 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 19 Replies
- 2081 Views
-
Last post by MujahidAishah
-
- 3 Replies
- 866 Views
-
Last post by Hotguyy
-
- 67 Replies
- 7360 Views
-
Last post by KyrieJama
-
- 3 Replies
- 778 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 47 Replies
- 3701 Views
-
Last post by The_Emperior5
-
- 1 Replies
- 13371 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 39 Replies
- 3517 Views
-
Last post by malakumod
-
- 9 Replies
- 908 Views
-
Last post by PanSomaliNationalist
-
- 0 Replies
- 651 Views
-
Last post by xaseey