DEG DEG: Ciidamada Puntland oo La Wareegay Sanaadiiqda Doorashada Somaliland oo La Geeyey Degmada Hadaaftimo
Dhahar (RBC) War goor dhow naga soo gaaray degmada Hadaftimo oo ka tirsan Bariga gobolka Sanaag ayaa sheegaya in ciidamo ka tirsan kuwa gobolka oo taabacsan maamulka Puntland ay la wareegeen goob lagu hayey sanaadiiqda doorashada Somaliland oo la doonayey in berito lagu codeeyo.
Qaar ka mid ah odayaasha degaanka iyo wariyaal degaanka ku sugan ayaa goor dhoweyd RBC u xaqiijiyey in ciidamada Puntland oo waa gaadiidka dagaalka oo ka soo ambabaxay degmooyinka Dhahar iyo Baran ay galabta gaareen degmada Hadaftimo oo ay joogeen qaar ka mid ah hawlwadeenada doorashada Somaliland.
Ciidamada ayaa sida la sheegay la wareegay guri ay yaaleen sanaadiiqda doorashada iyadoo ay halkaasi isaga bexeen hawlwadeenadii doorashada oo degaanka iyaguna ka soo jeeda.
Lama sheegin wax iska hor imaad ah oo halkaasi ka dhacay, hase yeeshee saraakiisha ciidanka Puntland ayaa digniin u diray hawlwadeenada doorashada ee ka yimid dhinaca Ceerigaabo kuwaasoo doonayey inay berito cod bixin ka qaadaan degmada Hadaaftimo, sidaas waxaa RBC u sheegay taliyaha ciidanka Daraawiishta ee gobolka C/laahi Cumar Canshuur.
Wasiirka sportiga Somaliland Maxamud Siciid Nuur oo degaanka ka soo jeeda ayaa ku sugnaa Hadaaftimo saacadihii la soo dhaafay, waxaana aan la ogeyn halka uu aaday. Waxaase wararku sheegayaan inuu degmada isaga baxay markii ciidamada Puntland ay soo galeen caawa.
Degmada Hadaaftimo ayaa ahayd meesha kaliya ee la geeyey sanaadiiqda doorashada Somaliland guud ahaan degaanada Bariga gobolka Sanaag.
Waxay arintan ku soo beegmeysaa iyadoo shaley baaq ay soo saareen odayaasha degaanka Bariga Sanaag ay uga digeen in sanaadiiqda doorashada Somaliland la geeyo gobolka.
Ma jirto wax war ah oo ka soo baxay dhinaca Somaliland. Waxayna ku soo beegmeysaa iyadoo wax ka yar 6 saacadood oo kaliya ay ka harsan tahay waqtiga doorashada Somaliland loo dareeri doono oo ku beegan berito 6:00 aroornimo.
RBC Radio
--------
Puntland Troops Confiscate Somaliland Ballot Boxes
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32790
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: Puntland Troops Confiscate Somaliland Ballot Boxes
can you post this trash in your section thank you
Re: Puntland Troops Confiscate Somaliland Ballot Boxes
Get your propaganda out of here. Liberate lascanood.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Puntland Troops Confiscate Somaliland Ballot Boxes
Lascanood doesn't need liberation stupid iidoor! The city is under the control of my brother who the fuck are you?AsadSL wrote:Get your propaganda out of here. Liberate lascanood.
Re: Puntland Troops Confiscate Somaliland Ballot Boxes
Sure it isSomalian_Boqor wrote:Lascanood doesn't need liberation stupid iidoor! The city is under the control of my brother who the fuck are you?AsadSL wrote:Get your propaganda out of here. Liberate lascanood.
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: Puntland Troops Confiscate Somaliland Ballot Boxes
LadyNas, Ku dayoshada buntiland aawey, meeshani doorashooyin ba ka socda ee aayar iskaga bax.
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 15 Replies
- 2395 Views
-
Last post by original dervish
-
- 2 Replies
- 321 Views
-
Last post by barbarossa
-
- 20 Replies
- 1986 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 9 Replies
- 807 Views
-
Last post by tightrope
-
- 28 Replies
- 2248 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 28 Replies
- 500 Views
-
Last post by qoraxeey
-
- 42 Replies
- 2603 Views
-
Last post by original dervish
-
- 39 Replies
- 304 Views
-
Last post by King-of-Awdal
