Guddoomiyahii Gobolka Oo Qarax lala Eegtay!!!!!!!!!

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

oldenglish
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 5673
Joined: Wed Jan 28, 2009 6:57 am
Location: The Kingdom of Maakhir Coast

Guddoomiyahii Gobolka Oo Qarax lala Eegtay!!!!!!!!!

Post by oldenglish »

Guddoomiyahii Gobolka Oo Qarax lala Eegtay
July 1, 2010
By Juuj

Guddoomiyaha Gobolka Bari Sheekh Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa ka badbaaday qarax xoogan oo lala beegsaday caawa, Qaraxan ayaa waxa ku dhintay Hal askaari oo ka mid ah Ilaaladisa, Waxana ku dhaawacmay Saddex qof oo mid ka mid ah aay aheyd Haweenay


Qaraxan ayaa la sheegay in Guddoomiyaha logu Aasasay wadada laamiga ah, waxana la aqoon ilaa hada cida ka dambeysay

Sheekh Cabdixaafid Cali Yusuf ayaa ka mid aha macalimiinta Dugsiyada Bosaso, intaa uusan Dr Faroole u magacaabin Guddoomiyaha Gobolka Bari Bishii February 25-keedii

Ma’aha markii ugu horreysay ee Mas’uul ka tirsan xukuumadda Puntland lagu weeraro magaalada Bosaso Gudaheeda

Amniga magaalada Bosaso Ee xurunta Gobolka Bari ayaa isagu noqday mid faraha ka baxa tan iyo markii u Xukunka Qabtay Dr Cabdiraxmaan Faroole

Isha Warka – Galgalanews@yahoo.com
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”