Gudoomiyaha Maxkamada Sare Oo U Gudbiyey Komishanka, Axsaabta, Guddiga Anshaxa Iyo Barlamaanka Qoraal Ku Saabsan Maalinta Lagu Dhawaaqayo Natiijada Rasmiga Ah Ee Doorashada
Hargeysa (Oodweynenews)- Gudoomiyaha maxkamada sare Somaliland Maxamed Xirsi Oomane, ayaa daboolka ka qaaday in maalinta Axada soo socota 11 July in maxkamadda sare ku dhawaaqi doonto go’aanka natiijada rasmiga ah ee Doorashadii Madaxtooyada ee waddanka qabsootay 26-kii bishan June ee uu ku guulaysay xisbiga KULMIYE.
Gudoomiyuhu waxaana suu sidan ku sheegay qoraal kooban oo uu ka soo saaray magaalada Hargeysa, kaas oo uu si toos ah ugu socodsiiyey Saddexda Xisbi Qaran, Komishanka Doorashooyinka, Guddiga Anshaxa iyo Baarlamaanka Somaliland.
Waxaana uu u dhignaa sidan:-
“Waxa la idinla socodsiinayaa in Maxakamadda Sare ee Distooriga ahi ay ku dhawaaqi doonto Ansixinta Natiijada rasmiga ah ee Doorashada Madaxtooyada 2010 ka Jamhuuriyada Somaliland, maalinta Axada ee bishu tahay 11/07/2010 saacadu markay tahay tobanka subaxnimo.
Sidaa darteed waxa la idinka codsanayaa inaad ka soo qayb gashaan ku dhawaaqida Ansixinta natiijada rasmiga ah ee Doorashada Madaxtooyada taariikhda kor ku qoran”.
Oodweynenews.com/Hargeysa Office
Yawle somaliland supreme court accepted the results
Moderator: Moderators
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Yawle somaliland supreme court accepted the results
Last edited by Khalid Ali on Thu Jul 08, 2010 6:52 am, edited 1 time in total.
- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32743
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 50 Replies
- 6978 Views
-
Last post by THE_TRUTH1
-
- 2 Replies
- 875 Views
-
Last post by Rightwing
-
- 13 Replies
- 1443 Views
-
Last post by kaliil
-
- 61 Replies
- 4620 Views
-
Last post by fagash_killer
-
- 6 Replies
- 589 Views
-
Last post by LiQaaye_TDH
-
- 0 Replies
- 448 Views
-
Last post by KingWaslawi
-
- 0 Replies
- 457 Views
-
Last post by Strategic
-
- 1 Replies
- 757 Views
-
Last post by kambuli
-
- 29 Replies
- 2404 Views
-
Last post by Samatr
-
- 6 Replies
- 1286 Views
-
Last post by FarIyoAlif