Addis Ababa (RBC) Wasiirka arimaha dibada ee dowlada ku meel gaarka Soomaaliya Yuusuf Xasan Ibraahim (Yuusuf Dheeg) ayaa sheegay in ciidamada Ethiopia aysan ku jiri doonin ciidamada 2,000 ee ay IGAD ku baaqday in la keeno Soomaaliya.
Madaxda IGAD ayaa shaley isku raacay shaley in ciidamo gaaraya 2,000 askari oo ka tirsan wadamada deriska la ah Soomaaliya ay tagaan Soomaaliya, si ay u caawiyaan dowlada ku meel gaarka.
Wasiirka oo shaley ka qeybgalay shirkii wadamada IGAD uga socday magaalada Addis Ababa ee dalka Ethiopia ayaa sheegay in ciidamada imaanaya Soomaaliya, wuxuuna sheegay in wadamada aan xinifta kala dhexeyn Soomaaliya ay keeni doonaan ciidamada.
Wasiirka arimaha dibada ayaa dhinaca kale sheegay in wadamada Afrikanka ay noqon doonaan kuwa ugu horeeya ee bixiya dhaqaalaha ku baxaya ciidamada cusub ee tagaya Soomaaliya, ka hor inta aan caalamka kale la gaarin.
Warar soo baxay ayaa sheegaya in ciidamada gaaraya 2,00 ee ay isku raaceen madaxda IGAD ay ku jiri doonaan kuwa deriska la ah Soomaaliya. Waxaana ciidamada ugu dambeyn la gaarsiin doonaa 20,000 askari.
Ciidamada ugu horeeya ayaa la filayaa in ay ka yimaadaan Kenya oo dhawaan tababar loogu soo xiray ciidamo loogu talagalay dowlada ku meel gaarka ah.
GOOD NEWS FOR THE SOMALI PEOPLE THEY WONT SEE STINKINK ETHIOPIANS AGAIN AND WELL DONE MINISTER DHEEG
ethiopian troops are not included
Moderator: Moderators
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
- hanqadh
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 2786
- Joined: Mon Mar 23, 2009 1:03 am
- Location: soo dhalin la wada garan wali suuqa dhagaxbuur dhiigoodu ma qoyana!
Re: ethiopian troops are not included

war waxaasi waa been, itoopiya waxay gacan sineysaa ciidamada dowlada ee fadhiya xadka, kumanaan ciidan bay u diyaarisay ina'y dib u gasho Somaliya iyagoo hor boodayaan ciidamada shariif.
- hargaysaay
- SomaliNet Super
- Posts: 8453
- Joined: Sun Jan 17, 2010 7:32 am
- Location: Best part about getting high having sex with you is geting high having sex with you part.
Re: ethiopian troops are not included
hadii inlf si fiican oo farsamaysan u dagaalami lahayd oo ay jabhadaha kale ee meles kasoo horjeeda la heshiin lahayd ciidamadaasi fursad ay xuduudka kusoo nistaagaan waa halkaagee mey heleen
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 12 Replies
- 2380 Views
-
Last post by The_Patriot
-
- 4 Replies
- 1321 Views
-
Last post by SecularWadani
-
- 7 Replies
- 768 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 12 Replies
- 941 Views
-
Last post by AbdiWahab252
-
- 9 Replies
- 1187 Views
-
Last post by michael_ital
-
- 7 Replies
- 1174 Views
-
Last post by Xplosive
-
- 12 Replies
- 1481 Views
-
Last post by hilal2020
-
- 0 Replies
- 318 Views
-
Last post by Mrs Musika man
-
- 11 Replies
- 748 Views
-
Last post by Executive
-
- 49 Replies
- 2223 Views
-
Last post by udun