The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LOL
Moderator: Moderators
- LiQaaye_TDH
- SomaliNet Super

- Posts: 15857
- Joined: Fri Apr 23, 2004 7:00 pm
- Location: Afhayeenka Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Mudane Axmed (Silaanyo) ee Somalinet...
The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LOL
Madaxweynaha Maamul goboleedka GalMudug ayaa tagay Jamhuuriyadda Somaliland, shalay, si uu uga qeyb galo seminar ka dhacaya magaalada Hargeysa, shabakadda SomalilandPress ayaa sidaas ku warrantay.
Madaxweyne Maxamed Axmed Caalin ayaa yiri “ waxaan Somaliland u imid inaan ka qeyb galo Seminar ay Qaramada Midoobe bixineyso oo ku saabsan maamul wanaagga”.
Mar wax laga weydiiyay haddii ay jiraan sababo kale oo ku lug leh socdaalkiisa waxa uu diiday inuu wax sharraxaad ah bixiyo.
Sida ay leedahay SomalilandPress Galmudug State waa maamulka kaliya ee ka jira Somalia oo aan iminka wax caddaawad ah u qabin jiritaanka Somaliland iyo isku dayga ay ku noqoneyso jamhuuriyad ka madax banaan Somalia.
Waxa ay ahayd dhowr toddobaad ka hor makrii Madaxweyne Caalin uu Taleefonka ku wacay madaxweynaha Somaliland Axmed Siilaanyo, oo uu ugu hambalyeeyay guushii uu ka gaaray Doorashada.
In badan oo ka mid ah muwaadiniinta Somaliland ayaa Galmudug u arka maamul saaxiib la ah.
Caalin ayaa waxa uu la kulmi doonaa Siilanyo marka uu dhameysto siminaarka lagu barayo maamul wanaagga ee uu u tagay Hargeysa.
SomalilandPress

- Khalid Ali
- SomaliNet Super

- Posts: 32786
- Joined: Mon Oct 18, 2004 11:03 am
- Location: Suldaan Emperior Gacanyarihisa
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
sacad were always good people Caydiid ba ka dhashay Wa dad jamhuuriyada soomaaliland jecel, Muse farax igara helped them Watii hadana la heshiiyey shirki mustaxiil.
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super

- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Somalian_Boqor wrote:![]()
![]()
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Galmudug is already a success story. A flourishing Galmudug is always in our interest, we've been trying to get those animals to use their heads for centuries, I'm just glad they turned around at some point.
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
paidmonk wrote:Galmudug is already a success story. A flourishing Galmudug is always in our interest, we've been trying to get those animals to use their heads for centuries, I'm just glad they turned around at some point.
Galmudug should incooperate ximaan & xeeb into their adminstration.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Siciid85 wrote:paidmonk wrote:Galmudug is already a success story. A flourishing Galmudug is always in our interest, we've been trying to get those animals to use their heads for centuries, I'm just glad they turned around at some point.
Galmudug should incooperate ximaan & xeeb into their adminstration.
thats what i was thinking and later incoorparate ahlu suna that would be good
- Cali_Gaab
- SomaliNet Super

- Posts: 14013
- Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
- Location: Sleeping next to my life's cottage
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
paidmonk, stop lying man. How can galmudugs 'progress' be of any good news to bintiland? What if Somaliland places short range missiles over there that can reach North galkacyo 
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Kan qaat mu cunuuya ASWJ is SADE IYO CAYR businessThe_Emperior5 wrote:Siciid85 wrote:paidmonk wrote:Galmudug is already a success story. A flourishing Galmudug is always in our interest, we've been trying to get those animals to use their heads for centuries, I'm just glad they turned around at some point.
Galmudug should incooperate ximaan & xeeb into their adminstration.
thats what i was thinking and later incoorparate ahlu suna that would be good
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Saaaxib Ahlu sunna is a habargedir thing you just support it for the sake of it 
you seem to love cayr i wonder why aah i remember wa kuwii aad kismayo dhabta aad kaga fadhiyi jirtay
you seem to love cayr i wonder why aah i remember wa kuwii aad kismayo dhabta aad kaga fadhiyi jirtay
-
grandpakhalif
- SomaliNet Super

- Posts: 30687
- Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
- Location: Darul Kufr
- Contact:
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Cayr wa walaalahin we always shared cities peacefully ASWJ has no Sacad only Sade, Cayr, Dir beatiful equal brotherhoodThe_Emperior5 wrote:Saaaxib Ahlu sunna is a habargedir thing you just support it for the sake of it
you seem to love cayr i wonder why aah i remember wa kuwii aad kismayo dhabta aad kaga fadhiyi jirtay
-
paidmonk
- SomaliNet Super

- Posts: 11989
- Joined: Wed Dec 31, 1969 7:00 pm
- Location: http://majerteen.blogspot.com/
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Northerner innocence to southern politics is amazing.Siciid85 wrote:Galmudug should incooperate ximaan & xeeb into their adminstration.
Habar Gidir are more divided than all Somalis combined. At different points in history, one Habar Gidir clan has been trying to destroy the other, and the balance continues. I foresee a greater Darood state before a united Habar Gidir. Just look at this forum during the UIC days, Abdiwahab252 was bashing every Ceyr politician and establishment to surface, I was shocked how someone can hate their sub-clans that much. Inter-Habar Gidir hate is real hate, not like the joke hate between isaaq and dhulbahantes or majerteen and marexaan.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
i support a larger habargedir state with sacad selebaan cayr and Dir they can incoorparate the ilkayars in caabuudwaaq 2 no problem have a proper maamuul From galkacyo to the outskirts of hiraan.
- The_Emperior5
- SomaliNet Super

- Posts: 50031
- Joined: Fri Jan 05, 2007 4:45 pm
- Location: Suldaanka Guud beelaha reer Sheikh isxaaq Bani Axmed Bani Hashiim. In the republic of Soliziland
- Contact:
Re: The President of Gal-Mudug Taking Lessons in Hargeisa LO
Paid sacad and selebaan fought in gobolada dhexe for years but who hasn’t which Somali clan can say they didn’t have internal problems how ever clans unite when there are other clans represented in the mamuul and with the power of balance ma fahantay for instance if u have an cayr sacad selebaan dir Merexaan Mamuul it can work , The same way you have Cismaan maxamuud cumar maxamuud ciise maxamuud cali selebaan warsangali and dashishe And leelkase Mamuul marka lugugu dhex jiro people unite. The only problem is there are islamic faction in the south
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 16 Replies
- 802 Views
-
Last post by Protagonist
-
- 14 Replies
- 846 Views
-
Last post by salool
-
- 20 Replies
- 1184 Views
-
Last post by Monsieur
-
- 4 Replies
- 777 Views
-
Last post by FieldMarshalMenace
-
- 12 Replies
- 1474 Views
-
Last post by barakaboy10
-
- 0 Replies
- 424 Views
-
Last post by JamalAddow
-
- 2 Replies
- 741 Views
-
Last post by hargaysaay
-
- 0 Replies
- 471 Views
-
Last post by ModeAvion17
-
- 30 Replies
- 2572 Views
-
Last post by jamols2