this why Gedi said
http://www.somalitalk.com/2006/oct/16oct16.htmlRaysul Wasaare Geedi waxaa kale oo uu soo hadal qaaday inuu hore u tilmaamay Madaxweyne Maxamed Siyaad Barre markii uu xukunka hayey kaasoo ahaa Wadaad Xumo, laakiin markii uu sheegay lama fahmaynin ayuu yiri waayo “wadaad xumo waa kan deriskiis iyo qaraabadiisa ay baahan yihiin, isagana dheregsan, kaasina wadaad ma ahan
    
    
    

