
Habeen hore ayaan ku marqaamay codkeeda macaan, maantana wejigeeda ayuu Ilaahay ii tusay.
Videoga hadaad daawatid waxaad arkaysaa iyada oo yara xishoonaysa, indha ey marba dhulka dhigayso ayaad ka arki kartaa xishood ku, laakin hadana garbaha sidey uu dhaqaajiso kaalaya arka.
Sagal Arts, i salute you
