Al shabaab al mujahidiin continuing"end of the apostates"

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
Umal Zamzam
Posts: 51
Joined: Tue Aug 11, 2009 9:55 am

Al shabaab al mujahidiin continuing"end of the apostates"

Post by Umal Zamzam »

Shabaabul Mujaahidiin oo sheegay in Xamlada Nihaayatul Muctadiin ay sii socon doonto ilaa Cadawga laga saarayo dalka.

Saturday, 25 September 2010 12:53
Maamulka Memo




somalimemo.net

Xarakada Shabaabul Mujaahidiin ayaa markale ku celisay in ay sii soco doonto Xamlada Nihaayatul Muctadiin oo bilaabatay bishii Ramaaan ee lasoo dhaafay.



Afhayeenka Xarakada Shabaabul Mujaahidiin Sheekh Cali Dheere oo lahadlay Radiyaha Alfurqaan ee magaalada Muqdisho ayaa sheegay in ciidanka Mujaahidiinta ay sii wedayaan Xamladaasi inta ay dabar jarayaan cadawga alle.



Sheekh Cali ayaa shacabka Soomaalida gaar ahaan reer Muqdisho ugu hambalyeeyay guulaha ay kasoo hoynayaan dagaalka ay kula jiraan cadawga soo duulay iyo kuwa wehelka u ah.



"Xamlada Nihaayutul Muctadiin weli waa baaqi insha'alaahu way sii soconaysaa inta cadawgu joogaan Muqdisho, ilaah idinkiis Mujaahidiintu guulo ayay kasoo hooyeen xamladaasi oo cadawga meelo badan looga kacshay"ayuu yiri Sheekh Cali dheere.



Ciidamada Mujaahidiinta ayaa bilihii lasoo dhaafay magaalada Muqdisho ka waday dagaallo qaraar oo ay cadawga ugala wareegeen deegaanno badan.



Bishii Ramadaan gudeheeda ayay Mujaahidiinta qabsadeen, degmooyin ay kamid yihiin Boondheere,C/caziiz qaybo shangaani kamid ah iyo Wadada Makka Al-mukarama.
User avatar
RuralMan08
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4512
Joined: Thu Sep 10, 2009 8:45 am
Location: His Royal Majesty

Re: Al shabaab al mujahidiin continuing"end of the apostates

Post by RuralMan08 »

:up: :up: :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”