Dhinaca adeega bulshada, waxaanu hore u ballan qaadnay inaanu dhamaystirno Biriijka labaad ee Hargeysa, jidka afarta kiiloomitir iyo badhka ah ee Dilla iyo Boorama iyo Xabsiga Hargeysa, waxana saddexdaa mashruuc haatan ka socda dhismihii lagu gaadhayay yoolkaasi.















