It has been quiet lately!

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

It has been quiet lately!

Post by udun »

What happened to this section? I think most of the supporters of the Paltalk Political Party (aka SSC Hogaanka Trick) were demolorized in that teleconference that took placed last weekend where some of its supporters blew the lid out of the falsehoods in that fake entity. Looks like the focal kids are nowhere to be seen nowadays. Whatever the reason, that teleconference on the weekend must have been a killer :lol: :lol:
ShirShoore7
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 883
Joined: Fri May 21, 2004 7:00 pm
Location: Kismaayo

Re: It has been quiet lately!

Post by ShirShoore7 »

war cumar cali naaleeyow maxaa hogaanka kugu diray? Horta udunow dhankaa iyo laasa surad so bah riighayaha deegaankooda ma gaaro. There used meetings by reerka inay dhanka xeebta magaaleeyaan arinta halkee ku dambeysay?
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: It has been quiet lately!

Post by Executive »

SSC :som: :up:


Puntland and Somaliland dhabadhilif :down: :down:
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: It has been quiet lately!

Post by udun »

ShirShoore7 wrote:war cumar cali naaleeyow maxaa hogaanka kugu diray? Horta udunow dhankaa iyo laasa surad so bah riighayaha deegaankooda ma gaaro. There used meetings by reerka inay dhanka xeebta magaaleeyaan arinta halkee ku dambeysay?
Maya degaanka Bah Riighaye ma dhaafo Jiidali. Waagii hore waynu ka faani jirney degista xeebta oo dadka waynu ugu heesi jirney laakiin hadda xeeb waa u baahanahay. Waxaa dega Sawaaqroon (aka Gahayle), Muusa Ismaaciilna (HY) hadda waa degney bay yidhaahdaan laakiin wax cadayn ah ma arag.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: It has been quiet lately!

Post by udun »

Executive wrote:SSC :som: :up:


Puntland and Somaliland dhabadhilif :down: :down:
Orodoo avatarka dumarka iska soo dhig dabadeedna nala hadal, nina waad sheeganaysaa avatarna waxaa kuu ah gabadh qaawan :lol: :lol: Ninyahow xagee lagugu abuse gareeyey? :down:

PL :up: :up:
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: It has been quiet lately!

Post by Executive »

^Adiga niimanka ma daawata?? :lol: :lol:

Daawo tuug-yaashi iyo gacan ku dhiig la yaashi madax ku aah :lol: :lol:

Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Sool”