president puntland make official visit to Kenya

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

president puntland make official visit to Kenya

Post by FBISOMALIA »

Madaxweynaha Puntland oo safar ugu ambabaxay Nairobi

Waxaa maanta 20.11.2010 ka duulay garoonka diyaaradaha Garowe Madaxweynaha Puntland Cabdiraxman Maxe'd Maxu'd "Faroole" iyo wafdi uu hogaaminayo kuwaasoo ku wajahnaa magaalada Nairobi ee xarunta wadanka Kenya .

Madaxweynaha ayaa intii uusan ka duulin garoonka waxa uu saxaafada uga warbixiyay halka uu ku wajahanyahay safarkiisu, waxana uu cadeeyay in uu safar gaaban ku tagayo magaalada Nairobi halkaas oo ay ku suganyihiin wakiilada dawladaha daneeya siyaasada Somaliya , iyadoo sidoo kale ay ku suganyihiin hay'adaha caalamiga ah, Madaxweynaha Puntland ayaa sheegay in sanad walba sadex safar ay ku tagaan magaalada Nairobi si ay uga soo hadlaan arimaha Puntland iyo Somaliya.

Dr. Faroole ayaa intuusan ka duulin garoonka waxa uu ka hadlay arimo ay kamid ahaayeen arinta Galgala iyo dagaal beeleedyada ka jira deegaano kamid ah Puntland , waxana uu sheegay Madaxweynuhu in marka safarkooda ay ka soo laabtaa ay qaban doonaan shirar ku aadan sidii looga hadli lahaa dadka degaanka iyagoo la dowladda raadineyso in dadka deegaanka mar kale ugu soo noqon lahaayeen gurahooda.

Madaxweynaha ayaa sidoo kale waxa uu mar kale ka hadlay dagaal beeleedyada ka soo cusboonaaday deegaanka Buhoodale, waxana uu ugu baaqay dhamaan dayaal dhaqmeedku in ay u istaagaan sidii ay u damin lahaayeen colaadaha oo ay uga shaqayn lahaayeen sidii loo joojin lahaa, isagoo sheegey in dowladda puntland u direyso halkaas wafti isugu jira Xildhibaano iyo Issimo.

Madaxweynaha Puntland ayaa ugu dambayntii sheegay in dawlada Puntland iyo maamulka Somaliland ka wada shaqeyn doonaan sidii loo joojin lahaa coladaas.

Madaxweynaha Puntland ayaa waxaa ku soo sagootiyey garoonka diyaardaha Garowe xubno farabadan oo isugu jira Wasiiro, Xildhibaano iyo la taliye-yaal.
successful visit mr president :som: :som: :up:

Image
Image
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by FBISOMALIA »

Image

Image

Image

Image
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by Goljano Lion »

Miskiinka qaxootigii reer punltand ee ku noola Kenya ayaa so dhaweeyey :lol:
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by Cirwaaq »

It is amazing how polititcs ages people so rapidly...

He is more of a president then sheik sharif :up:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by FBISOMALIA »

Goljano Lion wrote:Miskiinka qaxootigii reer punltand ee ku noola Kenya ayaa so dhaweeyey :lol:
DID they said to you president puntland like siilland president when he visit to Kenya :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by FBISOMALIA »

Cirwaaq wrote:It is amazing how polititcs ages people so rapidly...

He is more of a president then sheik sharif :up:
we hope farmajo too :som: :up:
User avatar
LiquidHYDROGEN
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14522
Joined: Fri Mar 16, 2007 10:48 am
Location: Back home in Old Kush

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by LiquidHYDROGEN »

Goljano Lion wrote:Miskiinka qaxootigii reer punltand ee ku noola Kenya ayaa so dhaweeyey :lol:
:lol: :lol:
User avatar
EEGA9
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1906
Joined: Thu Jul 22, 2010 8:05 am

Re: president puntland make official visit to Kenya

Post by EEGA9 »

Faroole put on weight. :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”