Baarlamaanka Puntland ayaa maanta fadhi ay ku yeesheen magaalada Garoowe ee caasimada Puntland ku ansixiyeen qaar kamid ah Wasiirada iyo Wasiir kuxigeeno uu magacaabay Madaxweynaha Puntland Bishii Febraayo ee lasoo dhaafay.
Xildhibaanada Baarlamaanka Puntland ayaa si rasmi ah codka kalsoonida siiyey 7-Wasiir,1-Wasiir dowle iyo 9-Wasiir kuxigeeno.waxaana Wasiirada iyo Wasiiru dowlaha la ansixiyey maanta kala yihin;
* Wasiirka Wasaarada Warfaafinta
* Wasiirka Wasaarada Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga
* Wasiirka Wasaarada Dekaddaha iyo Gaadiidka Badda
* Wasiirka Wasaarada Xanaanada Xoolaha
* Wasiiru dowlaha Wasaarada Qorsheynta iyo Xirrirka Caalamiga
* Wasiirka Wasaarada Cadaalada iyo Arimaha Diinta
* Wasiirka Wasaarada Caafimaadka
Gudoomiyaha Baarlamaanka Puntland Mudane Cabdirashiid Maxamed Xirsi ayaa kulanka kadib la hadlay saxaafada,waxaana uu sheegay in ay ansixiyeen dhamaan Wasiiradaas iyo kuxigeenada oo la horgeeyey Baarlamaanka.
Baarlamaanka Puntland ayaa sabtidii ansixiyey xeer lagula dagaalamaayo Kooxaha Burcadbadeeda Soomaalida iyadoo lagu wadoo dhowaan in ay ka doodaan xeerka Tahriibta.
Maxamed Siciid Yuusuf
Wakiilka Horseed Media
Garoowe,Puntland
Baarlamaanka Puntland Oo Ansixiyey Wasiiro iyo Kuxigeeno
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Baarlamaanka Puntland Oo Ansixiyey Wasiiro iyo Kuxigeeno
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 404 Views
-
Last post by hahaha1
-
- 6 Replies
- 547 Views
-
Last post by quark
-
- 0 Replies
- 335 Views
-
Last post by Gantaal05
-
- 0 Replies
- 264 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 1 Replies
- 380 Views
-
Last post by sheekh-Farax-zero
-
- 0 Replies
- 341 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 328 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 343 Views
-
Last post by FBISOMALIA