Merya Colw

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Merya Colw

Post by ibrahimcw »

caabudwaaq galbeedkeed waaBah ogaden(rer dalal) ilaa iyo wardheer, caabudwaaq wuqooyigeed waa rer dalal(celaanle) iyo celi(isgoys/gelaadi), caabudwaaq koonfurteed waa rer dalal ilaa burgeesoole ilaa balanbale inta ka shisheysona waa rer bojolo ama diini jabjab oo hawiyaha la xuduud ah, caabudwaaq barigeed waa rer siyaad xusen ilaa bangeele ilaa koonfurta cadaado.

wagardhac caabudwaaq nawaaxigeed ma dhegaan laakin gudaha magaalada waa la wada dhegaa, dhulka wagardhac wuu weynan badanyahay dhabad ilaa dudub ilaa gelinsoor iyo wax alle wixii u dhaxeeyo. :up:
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Merya Colw

Post by ibrahimcw »

wagardhac are neighbours with celi, rer dalal and they have tiny border with rer siyad xussen. but oday cali is taking huge chunks out of rer dalal heart land :lol: its all good dhul aniga kuma diidni odaycali :up:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Merya Colw

Post by OliveOil »

Ibrah, he mentioned a lot of places I never even heard of...I usually hear about Wagardhac deegaans....but I believe u bro....cause I couldn't grasp the idea that Reer Dalal ONLY live in Caabudwaaq because waa umad Alla badiyay :up:
ODAYCALI
Posts: 20
Joined: Thu Nov 18, 2010 2:59 pm

Re: Merya Colw

Post by ODAYCALI »

balanbale inta ka shisheysona waa rer bojolo ama diini jabjab oo hawiyaha la xuduud ah
:lol: :lol: ibrahim alxamdu lilaah hadii reerkii batay diinigii kalana jajab noqday
lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas? :mrgreen:

saytuuney sirig iyo dhasaynow hadaan odayna kuu dhaafo afka dhamase taagtaye hadaan dhawacaa badan ma maqashay?
wagar dhac waa sade :up: soo baro dalkii,hadaad doonayso inaad uunsi shidana xagaasaa udgoon :mrgreen:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Merya Colw

Post by OliveOil »

Ahaa, u must be Wagardhac ama waa lagu dhalay :mrgreen:
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Merya Colw

Post by ibrahimcw »

ODAYCALI wrote: lakiin waxaan maqlay ayguna markii dagaalada qabiilka lagu jiray dhufayskay hore ayay ku jireen dalal ciirana aroos bay ku jireen maxaad kala socotaa arintaas? :mrgreen:
see waye ina adeer, maxaa u caytameysaa ?

olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac. :down:
ODAYCALI
Posts: 20
Joined: Thu Nov 18, 2010 2:59 pm

Re: Merya Colw

Post by ODAYCALI »

see waye ina adeer, maxaa u caytameysaa ?

olive this guy is probably not wagardhac, to me i am sure he is just someone who wants to create fitna between rer dalal and wagardhac.

ina adeer ciiradu cay ma'ahan waa buro kilkisha ku taala :lol:
fitna waad iga qoslisay fitnada ma taqaan horta :?: ilaahay nama fidneeyo

saytuun wagardhac ima dhalin ee waan la dhashay 8-)
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Merya Colw

Post by ibrahimcw »

waryaa edebdarada hadaba jooji, Wagardhac and Rer Dalal is one and will always be that way :up: 8-)
IslamState
Posts: 98
Joined: Sun Jul 27, 2008 10:36 am
Location: DOWN-UNDER

Re: Merya Colw

Post by IslamState »

ibrahimcw wrote:waryaa edebdarada hadaba jooji, Wagardhac and Rer Dalal is one and will always be that way :up: 8-)

I couldn't agree more..... But we must understnad that we are Wagardhac and reed Dini are reer Dini...... waa inaa aayaheena kashaqaynaa!!

NOTE: Mareehan Unity is paramount!! :clap:
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Merya Colw

Post by OliveOil »

I agree with Ibrahim :up: 8-)


IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
IslamState
Posts: 98
Joined: Sun Jul 27, 2008 10:36 am
Location: DOWN-UNDER

Re: Merya Colw

Post by IslamState »

OliveOil wrote:I agree with Ibrahim :up: 8-)


IslamState, yaa ka tahay Wagardhac?
I am Reer Wardheere my Sista!! I see we are the same Bah!! 8-)
User avatar
OliveOil
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 7678
Joined: Thu Feb 11, 2010 3:07 am
Location: I walk this empty street on the Boulevard of Broken Dreams

Re: Merya Colw

Post by OliveOil »

Reer Wardheere + Reer Gadiid=Bah Ina Gacal 8-)


My cousins are Reer Wardheere...oo yaa ka tahay if you don't mind me asking :?
We need to know every SADE in here...thats all ina adeer :P
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Merya Colw

Post by ibrahimcw »

oliveoil and islamstate thanks, im telling you this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator, some people want to instigate between Rer Dalal and Wagardhac for some reason, because we had an incident ages ago back in 2005 and it was resolved but there are some outsiders who are neither Rer Dalal or Wagardhac, who want instigate cause problem to our people.

here is an article with pictures of the settlements
http://gedoweb.com/index/modules.php?na ... t&sid=2743

dhaqan iyo nadaam baa lagu socda, hadii la waayona nolol majirto.
ODAYCALI
Posts: 20
Joined: Thu Nov 18, 2010 2:59 pm

Re: Merya Colw

Post by ODAYCALI »

this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator

:lol: :lol: awoowe ibrahim sas kan yaa kugu riday ?
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso :shock:
User avatar
ibrahimcw
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1324
Joined: Sun Dec 05, 2010 5:33 am
Location: Kismaayo - Caabudwaaq - Ari Cadeys

Re: Merya Colw

Post by ibrahimcw »

ODAYCALI wrote:this guy called odaycali iska jira he is not one of you guys and he is an instigator

:lol: :lol: awoowe ibrahim sas kan yaa kugu riday ?
oday cali ma jecla fidno sade ilaahayna nooma keeno,arinta kale oo aan doonaya inaan kuu sheego waxa weeye
gabdhahan aad ka baqayso qabiil ma leh kii ku xurbiya ayaa qabiilkeeda ee iska daa gabdhaha aad la baraanburayso :shock:
saxib ka nax oo nafta waa, Oliveoil is my dear cusin waana tageera 100% :up: 8-)

wili waa caytameysaa, im just telling you that it will never happen, Sade bari will not be divided awoowoyasheen ayagoo hal ceel ka wada cabi jirey maanta isku keen diri meysi ;)
Locked

Return to “Provinces - Gedo”