almost 36 pple in fb is on 1st january
and all of them are reer koraad since they dont know when they were born
Moderators: Moderators, Junior Moderators



Foxy22 wrote:masakiinyaasha.. minin xataa malagu dhalin... geed hoostiis lee lagu dhalaathe best they can do is 'xagaagi hori oo abaarti heblaayo aa lagu dhalay' mise libaax hebal markiis meeha roorayi waayi.


S-D-M wrote:This is an insult. I was born on December 31 on 11:59PM![]()

ciyaal_warta wrote:S-D-M wrote:This is an insult. I was born on December 31 on 11:59PM![]()
![]()
wax waalan masakiinta reer koraadka haka shactireysan nooh

S-D-M wrote:ciyaal_warta wrote:S-D-M wrote:This is an insult. I was born on December 31 on 11:59PM![]()
![]()
wax waalan masakiinta reer koraadka haka shactireysan nooh
Sxb anigu markasta erygaan "reer Koraad" waan maqlaa lakin micnihiisa manan fahmin. Maxaa laga wadaa reer koraad? Ma meel buur ah beey dagnayeen.
