Here what i read from hatuf and i am not lieing as i have included the link!!
wallahi not only they are mirqan crasy but their juhallaa is of enormous proportion!! since when samarone had several ugas?
ahaahahaha
i shall i write a reply to hatuf and take the title of ugas djibsomali ugass kaa beeleha samaron eeh bilaa mirqankaa aah.
Geelle Waa Xabad Dheeman Ah Oo Ku Dhex Jirta Dadka Reer Jabuuti
Walaalayaal dadka reer jabuutow dhamaantiin waan idin salaamayaa salaan kadib waxaa tihiin dad nasiib badan waayo waxaa madaxweyne idiin ah nin garanaya dhibaatada aad qabtaan oo jecel horumarkiina isaga oon aqoon qabyaalada iyo kalaqoqobka dadka
Hadaba waxa la yaab leh ninkan aan ku ogayn baayacmushtarka ee yiri waan tartamayaa hadaba qofku marka hore ayuu xisbi ku biiraa dabadeed ayuu sheegaa in uu tartamayo laakiin sheekada uu waddo boore maaha mid soconaysa oo laga aqbali karo
Waxaan idiin sheegayaa reer jabuutow idinkka oo barwaaqo ku jira ha isgaynina abaar walaalayaal maanta cidwaliba wey ogtahay in uu waxtaray ismaaciil reer jabuuti in aad doorataana uu mutaystay.
ALLAa mahad leh
Ugaas Cali Abiib Axmed
Ugaaska Beelaha Samaroon
http://www.haatuf.net/2009files/1582065.html
AHAHAHAH!! SOMALILAND DAD WALLAAN AYAA DAGAA!!!
Moderator: Moderators
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
-
Cumar-Labasuul
- SomaliNet Super

- Posts: 11028
- Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm
Re: AHAHAHAH!! SOMALILAND DAD WALLAAN AYAA DAGAA!!!
^
The first alcoholic alshabab supporter I have heard of!
The first alcoholic alshabab supporter I have heard of!
-
djibsomali
- SomaliNet Super

- Posts: 5229
- Joined: Fri May 25, 2007 6:39 pm
Re: AHAHAHAH!! SOMALILAND DAD WALLAAN AYAA DAGAA!!!
maa abahaa qamrigisii ayaan cabaa??Cumar-Labasuul wrote:^
The first alcoholic alshabab supporter I have heard of!
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: AHAHAHAH!! SOMALILAND DAD WALLAAN AYAA DAGAA!!!
idont get it ...is he talk as citizen from Djibouti or as citizen head sub clan in somalia ...????djibsomali wrote:Here what i read from hatuf and i am not lieing as i have included the link!!
wallahi not only they are mirqan crasy but their juhallaa is of enormous proportion!! since when samarone had several ugas?
ahaahahaha
i shall i write a reply to hatuf and take the title of ugas djibsomali ugass kaa beeleha samaron eeh bilaa mirqankaa aah.
Geelle Waa Xabad Dheeman Ah Oo Ku Dhex Jirta Dadka Reer Jabuuti
Walaalayaal dadka reer jabuutow dhamaantiin waan idin salaamayaa salaan kadib waxaa tihiin dad nasiib badan waayo waxaa madaxweyne idiin ah nin garanaya dhibaatada aad qabtaan oo jecel horumarkiina isaga oon aqoon qabyaalada iyo kalaqoqobka dadka
Hadaba waxa la yaab leh ninkan aan ku ogayn baayacmushtarka ee yiri waan tartamayaa hadaba qofku marka hore ayuu xisbi ku biiraa dabadeed ayuu sheegaa in uu tartamayo laakiin sheekada uu waddo boore maaha mid soconaysa oo laga aqbali karo
Waxaan idiin sheegayaa reer jabuutow idinkka oo barwaaqo ku jira ha isgaynina abaar walaalayaal maanta cidwaliba wey ogtahay in uu waxtaray ismaaciil reer jabuuti in aad doorataana uu mutaystay.
ALLAa mahad leh
Ugaas Cali Abiib Axmed
Ugaaska Beelaha Samaroon
http://www.haatuf.net/2009files/1582065.html
ismacill omar he did great things and if the ppl of his country want him why he angry about it ...???
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 2 Replies
- 651 Views
-
Last post by zidane88
-
- 0 Replies
- 583 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 12 Replies
- 1231 Views
-
Last post by SahanGalbeed
-
- 0 Replies
- 416 Views
-
Last post by afisoone
-
- 2 Replies
- 393 Views
-
Last post by djibsomali
-
- 26 Replies
- 1274 Views
-
Last post by LADY_TRIGGER
-
- 0 Replies
- 610 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 0 Replies
- 332 Views
-
Last post by Kees70
-
- 1 Replies
- 353 Views
-
Last post by Skippa
-
- 0 Replies
- 375 Views
-
Last post by afisoone