Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

User avatar
ToughGong
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15321
Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
Location: No Justice Just Us

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by ToughGong »

FBISOMALIA wrote:
Cirwaaq wrote:FBISOMALIA :up: You is funny bro.
correction " you are funny bro" .... if its complement i will not accept it but thx anyway :ugeek:
:lol: :lol: :lol: :lol:

You realy is funny
User avatar
kismayogedojubaland
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1115
Joined: Sun Jul 25, 2010 12:20 pm
Location: Ceelcade, Gedo, Jubbaland State of Somalia

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by kismayogedojubaland »

seemeyer wrote:
FBISOMALIA wrote:
Cirwaaq wrote:FBISOMALIA :up: You is funny bro.
correction " you are funny bro" .... if its complement i will not accept it but thx anyway :ugeek:
:lol: :lol: :lol: :lol:

You realy is funny
:lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by FBISOMALIA »

Image

oohho reiily
User avatar
Cirwaaq
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 6472
Joined: Wed Mar 24, 2010 2:37 pm
Location: Event Horizon periphery... HIILumination

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by Cirwaaq »

garoweboy wrote:Cirwaaq Do you support Puntland?
I admire some of their political geniuses. In 1991 Pland was an empty desert and today you can see the achievement, there are many things positive about it. I am from Xamar and i find their policy towards xamar slighty too aggressive also TFG is more stable with less Pland enfluence even if TFG are still useless.

:up: I support Pland regional success.
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by Goljano Lion »

Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Soomaaliland
27 Jun, 2008 - Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.

Col. Cali Baale iyo Masuuliyiinta kale ee ka tirsan Degmada Taleex aaya dhamaantood lagu Soo dhaweeyey Saldhiga Gudoomiyaha Gobalka Sool waxana halka Qudbad soo dhaweyn ah ka akhriyey Gudoomiye kuxigeenka Gobolka Sool ahna siihaya xilka Gudoomiyenimada Gobolka Maxamed Faaraxa (Indho buur).
Qudbada Gudoomiye ku Xigeenka ka dib aaya waxa hadalka Qaatay Col. Cali Baale, oo u mahad Celiyey saraakiisha Ciidamada Soomaaliland iyo Maamulka Gobalka Sool,Col.Cali Baale aaya sheegay in uu ka soo kacay isla maanta Degmada Taleex ee gobalka Sool halkaas oo uu kaga Yimi Ciidan kor uu dhaafaya 260 askari oo dhamaantood maanta ka tirsan Maamulka Soomaaliland oo dhamaantood ka soo jeeda Degmada Taleex.
Col.Cali Baale wuxuu intaa ku daray in uu wada tashi uu yimi Degmada Laascaanood sidii looga Tashan la haa ciidamada ka soo jeeda Gobalada SSC in aay ka sii mid ahaadan ciidamada maamul Goboleedka Puntland iyo sidii go,aan loga gaadhi lahaa dhulduruugsiga aay wadaan Gobalada Mudug iyo Nugaal.

Ugu danbayntii waxa halkaasi hadal kasoo jeediyay Col. Mahad Canbaashe oo ah Taliyaha Saldhiga 7 ee Gobalka Sool waxa uuna yiri ‘ hadda waxaad kamid tihiin ciidamada Somaliland iyo Maamulka Soomaaliland waxadna ku soo dhawaatan dhuliina Hooyo.
Col. Mahad Canbaashe wuxuu sidoo kale sheegay Ciidanka fadhigoodu yahay Dooxada Kacayo ee Degmada Taleex in halkooda lagu Qaramayndoono oo aay ka mid yihiin Ciidanka Qalabka sida ee Soomaaliland....
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by FBISOMALIA »

Goljano Lion wrote:Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Soomaaliland
27 Jun, 2008 - Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.
[/size]
27 jun 2008 :lol: :lol:
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by XimanJaale »

FBISOMALIA wrote:
Goljano Lion wrote:Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Soomaaliland
27 Jun, 2008 - Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.
[/size]
27 jun 2008 :lol: :lol:
:lol: :lol:
Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by Goljano Lion »

FBISOMALIA wrote:
Goljano Lion wrote:Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Soomaaliland
27 Jun, 2008 - Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.
[/size]
27 jun 2008 :lol: :lol:
waxaan ku tusaayey kuwani intay somaliland isku dhiibeen bay hadana sanad kadib u ordeen puntland kolkaa marna halkanay u soo ordaan marna Puntland
:lol: :lol: kolba halku mushaharku ku badan yahay ayey u ordaan
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by FBISOMALIA »

Goljano Lion wrote:

Puntland oo Sheegatay in ay ku soo Biireen Ciidamo Ka kala Tirsanaa Somaliland iyo SSC

Wasiirka Kaluumaysiga iyo Khayraadka Badda ee Puntland Inj.Max’ed Faarax Aadan oo la soo xiriiray Horseed Media ayaa sheegay in ay ku soo biireen maamulka gobolka cayn ee puntland Ciidamo ka kala tirsanaa Maamulka Somaliland iyo SSC.

Inj.Max’ed Faarax Aadan  ayaa sheegay in ciidamadaasi gaarayaan 60 askari, kuwaasi oo u sheegay in ay qayb ka noqon doonaan dhowaan ciidamada daraawiishta puntland.

….”Ciidamada Puntland ee ku biiray SSC ee dib ugu soo laabtay Puntland waxay ahaayeen Ciidamadii ka shaqeeynayey Madaxtooyada Magaalada Boosaaso, Dekedda iyo goobo kale….”ayuu yiri.

Wuxuu intaas ku daray in ay jiraan Ciidamo kale oo gaaraya ku dhawaad 50 ay ku biireen SSC.

Mudane Max’ed Faarax Aadan ayaa xusay in Ciidamada Somaliland ee ka soo goostay ay ahaayeen Ciidamo horay ugu sugna gobalka Cayn isagoona shaaca ka qaaday in dhamaantood ay ka soo jeedaan gobolkaas.

Waxay Horseed Media isku dayday in aan xiriir la samayno Hogaanka SSC si ay wax uga ogaato wax ka jira hadalkan ka soo yeeray Wasiirka Kalluumaysiga Iyo Khayraadka Badda Puntland hase yeeshee nooma suura gelin.

Si kastaba ha ahaatee waa markii ugu horeysay oo Maamulka Puntland uu si toos ah u sheegto in ay jiraan Ciidamo ka goostay kuwaasi oo ku biiray SSC oo qaarkood dib ugu soo noqdeen Puntland.

Hoggaanka SSC ayaa horey u sheegay in ciidamo badan oo ka soo tegay maamulka Puntland ay ku soo biireen xoogaga SSC ciidamadaas oo ka kala yimid Tukaraq, Bosaso iyo weliba Garoowe.

Cismaan Turaabi
Horseed Media
Boosaaso
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by kambuli »

Caku iyo TFG :down: Sheekooyinkaan waa iska dhamaan lahaayeen haddii ay Muqdisho dad iska dhigto...

LOL@ Ciidamada Qaranka....Qarankee dee :lol: :lol: Qaran kulahaa :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by Coeus »

kambuli wrote:Caku iyo TFG :down: Sheekooyinkaan waa iska dhamaan lahaayeen haddii ay Muqdisho dad iska dhigto...

LOL@ Ciidamada Qaranka....Qarankee dee :lol: :lol: Qaran kulahaa :lol: :lol:
Hi kambuli :)
User avatar
kambuli
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 17268
Joined: Thu Jul 28, 2005 3:20 pm
Location: Proud Toothless Old Faqash Woman

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by kambuli »

Maxaa Hi Kambuli ah dee, waa naga dhab, Caku iyo TFG :down:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by Coeus »

kambuli wrote:Maxaa Hi Kambuli ah dee, waa naga dhab, Caku iyo TFG :down:
What :lol: :lol: :lol:
grandpakhalif
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 30687
Joined: Tue Sep 01, 2009 10:32 am
Location: Darul Kufr
Contact:

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by grandpakhalif »

FBISOMALIA wrote:
Goljano Lion wrote:Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Soomaaliland
27 Jun, 2008 - Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.
[/size]
27 jun 2008 :lol: :lol:
Do you if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Hundreds of Puntland soldiers defect to Somaliland

Post by FBISOMALIA »

grandpakhalif wrote:
FBISOMALIA wrote:
Goljano Lion wrote:Col. Cali Baale iyo Mayarkii Degmada Taleex( ina fuje) oo isu soo dhiibay Soomaaliland
27 Jun, 2008 - Col.Cali Baale oo ahaa Col.ka haystay Ciidanka (Dooxada Kacayo) ee Degmada Taleex aaya Maanta lagu soo dhaweyey Degmada laascaanood ee Gobalka Sool,Col. aaya waxa weheliyey 6 Sarkaal oo Ciidankiisa ka tirsan iyo Maayarkii Degmada Taleex.
[/size]
27 jun 2008 :lol: :lol:
Do you if can thinkigg maybe is pussyland ccome bakc to siilaand poeple of tihis worlsw can be living insiyde paece of the siilaand pussyland selaction. so can yuo tell us abuot silaand laascound blease why if its ok
Image

:lol: :lol:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”