Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by Coeus »

Image

Image

Kasem Bundit University oo ah mid ka mid ah jaamacadaha ku yaal Dalka Thailand magaala madaxdisa Bangkok ayaa waxa kadhacday xaflad dhaqameed aad loo soo agaasimay oo ay ka soo qeyb galeen dhamaan qeybaha bulshada soomaliyeed eeku dhaqan wadankaas.

Kasem bundit university ayaa ah jaamacda eey ardayda ugu badan somalida wax ka barata wadankaas dhigtaan,Iyadoo kaalin wax ku ool ahne eey ka qaateen bandhig dhaqameedkaas.

Marti sharafta kasoo qeybgashay xafladaas ayaa waxa kamid ahaay safiirada dalalka chine,laos Kenya iyo dalal kale oo aad u fara badan,sidoo kale waxaa kamid ahaay martidii kasoo qeyb gashay Dr ismail Ali oo ah masuul soomaliyeed waxne ka dhiga mid kamid ah jaamacadaha ugu caansan ee wadanka inbadane ku sugnaa dalka Thailand, waxa kaloo kasoo qeeyb galay qaar ka mid ah ganacsatada ugu caansan ASIA oo ka mid ahaa mudane Cali Shire.

Gudoomiyaha ardayda Thailand mudane abdulkadir jabriil (qeys)iyo ururka ardayda SSATHAI kadib diyaar garow xoogan ayaa waxa eey soo bandhigeen ciyaar dhaqameed aad u xisa galisay dhamaan daawada yaashii kasoo qeebgalay xafladaas .

Ma ahan markii ugu horeeysay ee xaflad ceynkan oo kale ah lagu qabto kasem bundit university, balse waa xaflad sanad le ah ayadoo sanadkane aay ahayd midii ugu xamaasada badneyd, tasooo dadweynihii kasoo qeybgalay eey u wada riyaaqeen.

Ugu danbeyntii vice presidentiga jamcada Dr suwaad suwandee ayaa mahad naq balaran u gudbiyay dhamaan ardaydii ka qeeyb qadatay bandhigan qaasatan ardayda somaaliyeed oo uu sheegay in doorkoodu uu ahaa midka kaliya ee lama ilaawaan kunoqon karta bulshadii kasoo qeybgashay xafladaas.

Isku soo wada duu duub Reer Thainland Ma ahan Markii ugu Horeeyay ay Bandhig Qabtaaan.
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by Coeus »

Nice :) :up: :som:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by ciyaal_warta »

i know some of the guys on the front line :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by Coeus »

ciyaal_warta wrote:i know some of the guys on the front line :lol: :lol:
Man you asian Somalis know eachother huh :lol: :lol:
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by ciyaal_warta »

Coeus wrote:
ciyaal_warta wrote:i know some of the guys on the front line :lol: :lol:
Man you asian Somalis know eachother huh :lol: :lol:
yeah man we are few..i been to bangkok twice :lol: :lol:
User avatar
Coeus
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11709
Joined: Fri Nov 19, 2010 6:59 pm
Location: Assisting the Mujahideen in Galgala to free their region

Re: Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by Coeus »

Nice, have you tried to learn the local language? :?
User avatar
ciyaal_warta
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9629
Joined: Mon Jan 22, 2007 9:58 pm
Location: Hiiraan State of Somalia

Re: Somali students celebrating Somali culture in Thailand

Post by ciyaal_warta »

Coeus wrote:Nice, have you tried to learn the local language? :?
yeah man but lil bit nooh :lol: :lol: they are freindly pple :up:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”