Xaglatoosiye Guri Qasri ah Ka Iibsaday Cajmaan / Emaaraadka iyo Taageerayaasha SSC oo Kacadhooday markii uu ku soonoqday
magalada Columbus Ohio, ayey nimankii tageerayasha ahaa weydiin su-aal ah lacagta aad ku iibsatay villa halkeed ka keentay
Taageerayaasha Jabhadda SSC ee ku dhaqan Dalka Imaaraadka ayaa ku eedeeyay Hogaamiyahooda Suleymaan Xaglatoosiye inuu lunsaday dhaqaalahii Ururka,kadib markii ay cadaatay inuu guri qasri ah ka iibsaday magaalada Cajman ee Mandaqidda Imaaaraadka.
Lacagta uu guriga ku iibsaday ayaa la xaqiijiyay inay tahay lacaga qaaraan ah oo loogu tala-galay in deegaamada SSC looga xoreeyo Ciidamada Somaliland iyo kuwa Xaabsade ee is-gaashaan-buureystay.
Xaglatoosiye oo niman SSC tageeree ku fedheen Ohio
Moderators: Moderators, Junior Moderators
Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.

-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xaglatoosiye oo niman SSC tageeree ku fedheen Ohio
Executive
any comment?
any comment?
Re: Xaglatoosiye oo niman SSC tageeree ku fedheen Ohio
Haye i await answers
-
Goljano Lion
- SomaliNet Super

- Posts: 15340
- Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm
Re: Xaglatoosiye oo niman SSC tageeree ku fedheen Ohio
Lacagtii islaamuhu u sos uririyeen ayuu guri ku iibsaday..........bilaa calayka hada xaraamgaroweboy wrote:Haye i await answers
Re: Xaglatoosiye oo niman SSC tageeree ku fedheen Ohio
Thats sad man and he's suppose to be there leader.Goljano Lion wrote:Lacagtii islaamuhu u sos uririyeen ayuu guri ku iibsaday..........bilaa calayka hada xaraamgaroweboy wrote:Haye i await answers
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 23 Replies
- 2822 Views
-
Last post by suga_n_spice
-
- 1 Replies
- 530 Views
-
Last post by ToughGong
-
- 10 Replies
- 771 Views
-
Last post by Sexy_Maaha
-
- 3 Replies
- 694 Views
-
Last post by gobdoon
-
- 6 Replies
- 703 Views
-
Last post by theyuusuf143
-
- 8 Replies
- 602 Views
-
Last post by STOP!
-
- 0 Replies
- 356 Views
-
Last post by Sumubaridi
-
- 2 Replies
- 537 Views
-
Last post by DoubleAppleNmint