Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Ceelafweyn
Posts: 199
Joined: Sat Aug 29, 2009 3:29 pm

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Ceelafweyn »

Rightwing,

Iga wararka dadka keloo,

Londoner1 - looks amazing in that vidoe. I hope Cali gaab includes this in his DVDs collections :D
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Cumar-Labasuul »

Rightwing, you are pretty spot on with most of them, but how could you forget goljano, lali, somalistan, westldnshawty and sahan galbeed. :lol: Ok I'll do there ones:

Goljano - nin da'diisu u yahay 29 jir oo hargeisa kusoo koray, dagaalkii ka dib buu usoo dhoofay mareykanka siba west coastka. Wa nin dacaayad badan oon mar-mar la fahmin. jebertida-na waa ninka xaar iyo kaadida ku dhejiyay (waa nuux ismaacil, HA)

Lali - da'diisu waa 27 jir laakin waxa la mooda inu yahay 19 jir, djibouti ayuu kusoo koray kanadana maantu degenyahay, waa nin somaliland markasta difaaca oona cidna u joojin, buug weyn oo statistics ku qoranyahayna wuu sita. (waa bahgobo, HA) :lol:

Somalistan - 27 jir oo yorkshire degen, ciyaal jebertiduu ku qureecdaa :lol: , wuxuu kusoo koray burco. (waa Muuxe carre, HY)

Westldnshawty - inan 22 jir ah oo kusoo kortay caynabo, maantana degen london, waa gabadh diin iyo dhaqankeeda-ba ku haysata. (waa cali barre, HJ)

sahan galbeed - waa nin 30 jir ah oo arabsiyo iyo djibouti kusoo koray, maantana degen arizona, waa nin kaftan iyo dacaayad badan oo marwalba qosol kaa keenaya. Kolkay ku kacdo-na calanka buluugu la soo booda, laakin somaliland difaaceeda isaga ugu horeeya. (waa Jibriil Abokor, HA)
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Siciid85 »

You can take Aragtidada where the sun doesn't shine waxbana ma nagana taqaniid. Your dismissed.


This is my views of what you are.

Rightwing. A 40 year old still living in his mothers basement somewhere in london :lol: . Suffers from inferiority complex and is obsessed with appeasing others especially jeberti.
1_londoner
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 8904
Joined: Mon Apr 09, 2007 11:48 am

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by 1_londoner »

:| :lol: Wtf...

Iv reported this topic btw. It'll be deleted soon. :roll:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Cumar-Labasuul »

1_londoner wrote::| :lol: Wtf...

Iv reported this topic btw. It'll be deleted soon. :roll:
you danced very nice in that video :oops: :lol:
Cumar-Labasuul
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 11028
Joined: Thu Jan 22, 2009 6:21 pm

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Cumar-Labasuul »

Siciid85 wrote:You can take Aragtidada where the sun doesn't shine waxbana ma nagana taqaniid. Your dismissed.


This is my views of what you are.

Rightwing. A 40 year old still living in his mothers basement somewhere in london :lol: . Suffers from inferiority complex and is obsessed with appeasing others especially jeberti.
siciid you are a very sensitive guy aint you
User avatar
Siciid85
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 21342
Joined: Mon Feb 02, 2009 9:11 pm
Location: Somaliland

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Siciid85 »

What the hell are you on about? those are just my views of Rightwing. Like it or not. :cool:
User avatar
Bohol iyo karaman
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1060
Joined: Sat Dec 03, 2005 12:37 pm
Location: Is'argoof> Inta Sacad Yoonis dhaqaan yahay Sidaan falaaba ii furan

Re: Aragtidayda dadka halkan wax kusoo qora

Post by Bohol iyo karaman »

Dadka qaarban istaahilin in loo jawaabo,

waxan idin odhan laha yan loo jawaabin naagta caadadu ka dhamaatay ee La baxday Rightwing, waa habar nolosha kaa dhacday months ago wuxu ina lahaa meeshan dib ugumaa sonoqonaayo oo waa igaa dhamaatay taasu waxay idin cadaynay inusaan go'aan lahayn oo uu yahay qof nolosha kaa dhacay.

Right wan waxan uu aqaan , fule, nacas, jaahiil, waxanaa iskama celiyo dadkanaa afka kamaa haysto,


waxan idinku laa talinayaa shaqsiyaadkaa rightwing oo kale ah yaan loo jawaabiin, wakhtinaa hayskagaa lumininaa
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”