Taliska Ciidanka Asluubta G/Sanaag oo sheegay Inuu Hakaday Dhismihi Xabsiga degmada Baran
Taliyaha ciidamada asluubta Puntland ee gobolka Sanaag ayaa sheegay inuu hakaday dhismaha xabsiga wayn ee degmada Baran ka dib markii ay soo wajahday dhaqaalo yari baahsan.
Gaashaanle dhexe Axmed Daanye Jibriil oo ah Taliyaha ciidamada asluubta gobolka Sanaag oo u waramayay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay xabsiga oo ku fadhiya 120 balac ay ku guulaysteen inay dhisaan 2 Mitir iyo 70.
Wuxuu sheegay in xabsiga dhismihiisa ay dadaal badan u galeen shacabka kunool gobolka iyo Xildhibaanada Baarlamaanka oo u sheegay in ay soo uruuriyeen lacago loogu talagalay in lagu dhiso,balse u tilmaamay in lacagtaas ay ahayd mid aan ku filnayn dhamaystirka dhismaha xabsiga.
Taliyaha ayaa ugu baaqay Jaaliyadaha Puntland ee ku dhaqan dalka dibadiisa,Dawladda Puntland iyo ganacsatada in ay ka qayb qaatan sidii loo dhamaystiri lahaa dhismaha xabsiga oo uu ku tilmaamay mid muhiim ah.
Dhismaha xabsiga degmada Baran oo ah kii ugu horeeyey oo laga dhiso gobolka Sanaag ayaa waxaa la bilaabay sanadkii tegay ee 2010 bilihiisa u dambeeyey.
Horseed Media
Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new jail
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new jail
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
all puntland should give hand to our borthers in sanaag inshalla the jail will be ready soon



-
- SomaliNet Super
- Posts: 7820
- Joined: Sat Oct 16, 2010 1:22 pm
- Location: Xarunta Xisbiga Gooni Isu Taaga Dal udug
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
thats right bro. we need a place to lock up siiland pow'sFBISOMALIA wrote:all puntland should give hand to our borthers in sanaag inshalla the jail will be ready soon![]()

Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
quark wrote:thats right bro. we need a place to lock up siiland pow'sFBISOMALIA wrote:all puntland should give hand to our borthers in sanaag inshalla the jail will be ready soon![]()


- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
quark wrote:thats right bro. we need a place to lock up siiland pow'sFBISOMALIA wrote:all puntland should give hand to our borthers in sanaag inshalla the jail will be ready soon![]()



- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
PL shouldnt waste any resources in sanaag 

- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
why sxb isnt sanaag part of puntland ...???damu wrote:PL shouldnt waste any resources in sanaag
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
until the ppl of sanaag show they are serious about being part of PL & CONTRIBUTE to development of PLFBISOMALIA wrote:why sxb isnt sanaag part of puntland ...???damu wrote:PL shouldnt waste any resources in sanaag
the administration should not waste money on them instead they should spend the money on the regions
and ppl who loyal to the state!!
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
sxb what about ilkajiir .... what about the fight with atom when warsiangle said we part of puntland agains their son atom ..... what about tax giving to garowe from bari sanaag ... what about when warsiangle finish makkhir state for puntlanddamu wrote:until the ppl of sanaag show they are serious about being part of PL & CONTRIBUTE to development of PLFBISOMALIA wrote:why sxb isnt sanaag part of puntland ...???damu wrote:PL shouldnt waste any resources in sanaag
the administration should not waste money on them instead they should spend the money on the regions
and ppl who loyal to the state!!
sxb dont judge the ppl if you see many atom ...everyone knows behind them sland remember the speaker is in carigabo until now ...!!!!
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
PL dont collect taxes from sanaag...bro these ppl are one day somaliland next maakhir state & TFG!!!
Gen ilkajiir was choosen by warsangeli diaspora to lead maakhir state when he saw the whole thing was a
charade he choose part of PL.BTW atam is supported by his subclan who are pro SL!
Gen ilkajiir was choosen by warsangeli diaspora to lead maakhir state when he saw the whole thing was a
charade he choose part of PL.BTW atam is supported by his subclan who are pro SL!
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
just check the latest tax taking from laasqoure last year sxb ........ the sub clan with sland is dubay reer atom only other then this sub clan all of them with puntlanddamu wrote:PL dont collect taxes from sanaag...bro these ppl are one day somaliland next maakhir state & TFG!!!
Gen ilkajiir was choosen by warsangeli diaspora to lead maakhir state when he saw the whole thing was a
charade he choose part of PL.BTW atam is supported by his subclan who are pro SL!
regarding ilkajiir at least said no more fantasy we part of puntland not like SSC
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
Xaflad si weyn loosoo agaasimey oo maanta ka dhacdey hoolka Xarunta cilmi baadhista ee Degmada Xingalool ayaa waxaa xilka Gudoomiyaha Degmada Xingalool ee Maamulka Somaliland kula kala wareegey Xaaji Iimaan Warsame Cirroowe gudoomiyihii hore ee Degmada iyo Yuusuf Warsame Cali Shire gudoomiyaha cusub.
Guddoomiyaha hore ee Degmada ayaa caddeeyey in xilkii uu hayey uu ku wareejiyey Mudane Yuusuf Warsame Cali Shire kadib markii ay soo gaadhey wareegto kasoo baxdey xafiiska wasiirka arrimaha gudaha ee Somaliland Dr. Maxamed Cabdi Gabboose taas oo lambarkeedu ahaa 48/01/2011 kuna taariikheysneyd 16 bishan January waxaana ku qeexnaa in gudoomiyihii hore uu xilka wareejiyo isla markaana uu gudoomiyaha cusub xilkiisa u guto si hufnaan iyo hawl karnimo ay ku jirto
Madasha ay ka dhacasey lakala wareegidda xilalka ayaa waxaa goob joog ka ahaa Guddoomiyaha Gobolka Badhan ee Somaliland Mudane C/xakiin Wahaabe, Taliyaha Guutada Shanaad ee Ciidamada Daraawiishta Somaliland Maxamuud Boqolle, Isimo, Saraakiil iyo waliba waxgarad kale oo ka tirsan bulshaweynta ku dhaqan Degmada Xingalool waxaana si weyn loogu hambalyeeyey gudoomiyihii hore Iimaan Warsame sida hufnaanta ah ee uu xilka ku wareejiyey.
Isla goobtaa ayaa maamulkii hore ee Degmadu waxa uu kusoo wareejiyey maamulka cusub Gaadhi, Guri iyo waliba dhamaan hantidii uu u hayey maamulka Somaliland iyadoo arrintaas si weyn ay ugu mahad celiyeen madaxdii ka hadashey goobta iyo waliba dadweynihii kasoo qeyb galay xafladda.
Iimaan Warsame oo xilka gudoomiyaha loosoo magacaabey sannadii 2007 ayaa ahaa gudoomiyihii ugu horreeyey ee ay yeelato Degmada Xingalool isagoo tan iyo xilligaa qabtey waxyaabo la taaban karo oo aaney hore ugu hirgalin Jamhuuriyadda Somaliland waxaana lagu tilmaamey sida wanaagsan ee uu xilka u wareejiyey Gudoomiyihu mid xil-kasnimo ay ku jirto oo bogaadin mudan.
Dhanka kale waxaa socdaal hawleed ku maraya Degmada Xingalool Guddoomiyaha Gobolka Badhan ee Somaliland C/xakiin Wahaabi kaas oo uu ugu kuur galayo xaaladaha abaarta ee ka jirta deegaanka isaga oo sheegey in warbixinta deegaanka uu u gudbin doono xukuumadda Somaliland iyo hay’adaha deeqaha bixiye ee ku sugan jamhuuriyadda Somaliland.
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
while PL is building a jail in badhan SL is building a hospital..now taxes collected from bosaso should not go to ppl
who are part time PLers...same thing goes for sool & cayn regions..they will be part of something as long its in their
interest..they like to get paid but like to build something...i say spend the $ on the regions loyal to the state!!
who are part time PLers...same thing goes for sool & cayn regions..they will be part of something as long its in their
interest..they like to get paid but like to build something...i say spend the $ on the regions loyal to the state!!
- damu
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 3373
- Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
- Location: PL National Socialist Party
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
here is another example of how warsans are part time SL!!Dhahar (SPR): Waxaa magaalada Dhahar laga bilaabay laba mashruuc oo ay fulinayeen Hay’ada lagu magacaabo SDC laba mashruuc oo ay lacagta ugu deeqdey maamulka Soomaaliland. Mashaariicdan ayaa kala ah Xabsi (Jail) oo ay magaaladu yeelato oo ku fadhiya 40x40 oo isla markaasina dhismihiisu haatan socda iyo waliba Seylada xoolaha oo weyn isla markaana ka kooban laba qeybood oo kala ah: qeybta kawaanka iyo qeybta khudaarta. Shacabka ku nool magaalada Dhahar ayaa waxay si weyn usoo dhaweeyeen mashaariicdan kusoo korodhey deegaanka isla markaana sheegay in ay magaaladu aad ugu baahneyd mashaariicdan.
Mashruucan oo ay gacanta ku hayaan hay’ada Maxali ah oo lagu magacaabo SDC oo ka howl gasha deegaanada gobolka Sanaag. Waxaanu wareysi la sameyney madaxa hay’ada SDC Axmed Aadan Gurey oo ka warbixiyey labadan mashruuc.
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super
- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
Re: Taliyaha ciidamada aslubta Pland sanag report about new
Labo Sano kadib Degmada Laasqoray Oo Laga Bilaabay Canshuur Uruurin
Degmada Laasqoray ee gobolka Sanaag waxaa laga bilaabay dhowaan howlihi canshuur uruurinta kadib mudo labo sano wax canshuur ah laga uruurinin degmadaas.
Duqa degmada Laasqoray Yuusuf Jaamac Dibad oo wareysi siinayay warbaahinta Horseed Media ayaa sheegay in si wanaagsan ay u socoto howlihi lagu uruurinaayo lacagaha canshuuraha.
Wuxuu sheegay in Wasaarada arimaha gudaha ee Puntland ay iyadu soo jeedisay in dib loo bilaabo uruurinta lacagaha canshuuraha,isagoo xusay in maamulka degmada ay hirgeliyeen talaabadaas.
Duqa Laasqoray Yuusuf Jaamac ayaa intaas raaciyey in shacabka ku dhaqan degmada ay soo dhoweyeen arintaan balse ay soo jeediyeen in lacagaha laga uruuriyo wax lagu qabto arimaha amaanka iyo baahiyaha kale.
Dhanka kale degmada Laasqoray iyo degaanada kale ee ku dhow waxaa ka da’ay roobab mahiigan ah oo siweyn loogu diirsaday iyadoo mudooyinkii lasoo dhaafay ay halkaas ka jireen abaaro saameyey dad iyo duunyadu.
Horseed Media
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 0 Replies
- 242 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 44 Replies
- 2041 Views
-
Last post by Addoow
-
- 15 Replies
- 1805 Views
-
Last post by udun
-
- 0 Replies
- 441 Views
-
Last post by Hiiraan boy
-
- 1 Replies
- 367 Views
-
Last post by Khalid Ali
-
- 2 Replies
- 519 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 26 Replies
- 2080 Views
-
Last post by Samatr
-
- 0 Replies
- 1304 Views
-
Last post by ahmed_gurey
-
- 40 Replies
- 4206 Views
-
Last post by Looyaan_Junior