At least eight people have been slain and 25 others hurt in clashes between the military forces of the breakaway republic of Somaliland and local armed clan militias that erupted in northern Somalia early Monday morning, witnesses and officials said.
Aqil Abdullahi Hassan, a local elder, said that Somaliland forces attacked the village of Kalshale, about 21 kilometers north of the Buuhoodle district in the Sool region, an area claimed by both Somaliland and Puntland.
“It is 4 p.m. local time, the clashes are still continuing as a lot of Somaliland troops deployed in Kalshale village,” Hassan said.
Heavy weapons and the crackling of machine gunfire, which the two warring sides had been using, could be heard in villages that lie on the vicinity of Kalshale area.
What has caused the clashes is still unknown, but local militias are against the presence of Somaliland forces in the area as they claim to be part of Puntland state.
Sources close to Somaliland military forces said that at least four of its soldiers were killed during the confrontations.
Speaking to the Somaliland parliament, Ahmed Mohamoud Silanyo, the president of the Somaliland administration, talked about the clashes in the Buuhoodle district.
Silanyo said military forces in the area will be evacuated from Kalshale, a pastoral area.
Officials in Somalia’s semi-autonomous province of Puntland said they are not involved in the confrontations in Sool region, according to Puntland-run radio Garowe
Read more: http://www.allheadlinenews.com/briefs/a ... z1DI0a4c8M
Somalidiid Clan Militia Karbashed In Cayn Sillanyo Retreats
Moderator: Moderators
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Somalidiid Clan Militia Karbashed In Cayn Sillanyo Retreats
Last edited by Somalian_Boqor on Mon Feb 07, 2011 12:15 pm, edited 3 times in total.
- XimanJaale
- SomaliNet Super
- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
- Somalian_Boqor
- SomaliNet Super
- Posts: 10847
- Joined: Thu Feb 15, 2007 2:56 am
- Location: Fuck Faroole & His Supporters
Re: Somalidiid Clan Militia Karbashed In Sool Sillanyo Retre
WarbixinL Dagaaladii Kalshaale ee gobolka Cayn.
Xilligan oo galab ah waxaa dagaalo culusi ka socdaan degaanka Kalshaale ee gobolka Cayn ayaa isa soo taraya qasaaraha dagaaladaasi geysanayaan, waxaana la sheegayaa in dagaaladaasi geysanayaan qasaare lixaad leh oo Kooxaha dagaalamayo so gaaraya, waxaana la sheegayaa in dhaawac iyo dhimashada laba dhinac tiro beel noqdeen.
Deganka Qorulugud ayaa la sheegey in saaka iyo ilaa galabta la gaarsiyey dhaawac gaareya 29 dhaawac ah oo ciidamada somaliland ka tirsan kuwaasi oo la sheegey intii aadka u cuslayd loo qaadey magaalada burco ee Xarunta gobolka Togdheer, waxaana dagaaladu yihiin kuwo wali si xoogaan uga socda degaankaasi ay saaka dagaaladu ka qarxeen.
Dhimashada ciidamada somaliland ayaa la sheegey inay tahay ilaa 18 askari, waxaana la sheegey in qaarkood dhaawac ahaan u geeriyaadeen. Waxaana la sheegayaa in ciidamo badan oo gurmad ahi ciidamada somaliland uga yimaadeen gobollada Sool iyo Togdheer halkaasi oo ay ciidamada somaliland ku leeyihiin farisiimo ciidan oo talisyo u badan.
Dhinaca magaalda Buhoodle waxaa maanta ilaa iyo galabta la so gaarsiiyeye dhaawac askar gaareysa 23 askari oo dagaalkaasi saaka ku dhaawqacmay, waxaana dhimashada ciidamada ka so jeeda gobolka Cayn la gaaraya 9 askari iyadoo marba marka ka dambeysa ay soo kordhayaan qasaaraha dagaaladaasi gaysanayann, waxaana, wali dagaaladu ka socadda nawaaxiga degaanka Kalshaale iyadoo farisiimihi ciidamada somaliland ay l wareegeen ciidamada degaanka Buhoodle.
http://www.gedonet.com/index.php?news=5870

Re: Somalidiid Clan Militia Karbashed In Cayn Sillanyo Retre
Latest Update:
Dagaalkii Kalshaale oo Istaagey iyo Gurmadyo Badan oo Qulqulaya...
Xaalada degaanka Kalsaale ee duleedka magaalada Buhoodle ayaa galabta degan, waxaana la sheegayaa inay kooxaha dagaalamaya ay wali degaanadii ay ku dagaalameen kala fadhiyaan.
Waxaa wali sii xoogeysanaya qasaaraha dagaaladaasi sababaeen iyadoo la sheegey inay marba marka ka dambeysa uu qasaaruhu sii xoogeysanayo, waxaana la sheegayaa in qasaaraha dhimashada iyo dhaawacuba sii badanayaan.
Magaalada Buhoodle waxaa dhaawucu guud ahaan noqonayaa 25 askari oo dhinaca reer buhoodle ah, waxaana dhimashadu mareya 10. Waxaana ali la sheegayaa in xilligan oo habeenimo ah dhaawacyo kale soo gaaraan cusbitaalka Buhoodle.
Dhanka kale dhinaca somaliland ayaa la sheegayaa inuu dhaawacoodu marayo in ka badan 45 askari, halka la sheegey inuu dhimashaduna ay caga cageyneyso in ka badan 35 askari oo kale kuwaas oo qaarkood dhaawac ahaan u geeriyoodeen.
Ma jiraan cid ka tirsan waxgaradka degaanadaasi oo isku hawlay inay dagaaladaasi joojiyaan, waxaana dagaalku iskiis isu taagey abaaraha 6:00 maqribnimo ee caawa isagoo bilaabmay abaara saaka 6:00 subaxnimo.
Degaankii saaka dagaaladu ka socdeen ayaa la sheegey inay labada dhinac dib uga gurteen, waxaana la sheegaya inay ciidamada labada dhinac si toos ah isugu muuqdaan isla markaasna laga dagaalo kale halkaasi ka dhacaan saacadaha soo socada.
Ugu dambeyntii waxaa degaanada dagaalku dhacay ee degaanka Kalshaale ay halkaasi gaarayaan gurmadyo ka kala socda labada dhinac waxaana laga cabsi qabaa in kooxaha dagaalamayaa mar kale bari fooda degaankaasi isu daraan.
Cadnaan Axmed Warsame
Buhoodle-Gedo News
http://www.gedonet.com/index.php?news=5873

Last edited by Somalian_Boqor on Mon Feb 07, 2011 12:42 pm, edited 1 time in total.
Re: Somalidiid Clan Militia Karbashed In Cayn Sillanyo Retre
Qarannews (somaliland) reporting Ciidanki Qaranka Somaliland oo Dheegta Dhiiga loo daray!..

Re: Somalidiid Clan Militia Karbashed In Cayn Sillanyo Retre
READ THE SOOMAALIDIID ADMITTING DEFEAT IN THE BELOW SECTION. It looks like the blame game has already started.
Ciidmada Qaranka Oo Dhegta Dhiiga Loo Daray Iyo Cadami Iyo Taani Oo Been Ka Sheegay Dagaalkaasi

Written by Qaran news
Feb 07, 2011 at 11:09 AM
Hargiesa,(Qaran news) Dhirbaaxadii ugu weynayd ee soo gaadha ciidamada qaranka ee ku sugnaa aaga Kalshaale ayaa saaka ku habsatay ciidmadaasi iyada oo ciidamada soo weeraray ciidanka qaranka oo ku hubaysnaa hubabka noocyadooda kala gadisan oo laga keenay maamul goboleedka Somaliya ee Puntland, ayaa saaka ciidanka qaranka lagaga soo weeraray sadex jiho oo kala gadisan kuwaasi oo ciidanka oo iska baraad laa huwiyay sadex weerar oo ay adeegsanyeen hub aad u faro badan oo waaweyn. Dhirbaaxdani ku dhacday ciidanka qaranka ayaa taliyah ciidanku uu ku sheegay in ciidankiisa laga dilay Afar askari, sidoo kale wasiirka gaashaandhiga ayaa sheegay, inay iyagu guulaysteen isla markaasina aanu wax khasaare ahi aanu soo gaadhin ciidnaka qaranka, oo uu ku nuux nuuxsaday in aan hal askari laga dilin, hase ahaatee waxa shabakada qaran news loo xaqiijiyay oo aanu soo ogaanay in ciidanka qaranka laga dilay sideed askari dhaawacuna uu gaadhaayo 30, xubnood, sidoo kale waxa la noo xaqiijiyay in ciidanka qaranka laga qabsaday tiro aad u yar oo maxaabiis ah oo ay ku jiraan laba askari oo dhaawac ah oo midkood ka soo jeedo gobolka Saaxil, ma jiraan wax baabuur ah oo maanta laga qabsaday ciidanka qaranka sida la noo xaqiijiyay, hase ahaatee waxa jira baabuur tikniko ah oo dhaawac uu soo gaadhay kaasi oo ay ciidanka qaranku soo jiiteen markii ay dagaaladu istaageen. Ilaa galabta waxa gobolada galbeedka laga daabulaayay ciidamo iyo saanad iyo hubabka noocyadooda kala gadisan iyada oo aaga Sheekh laga dhaqaajiyay ciidankii ugu laxaadka badnaa laguna xoojinaayo ciidanka Kalshaale oo ciidamada soo weeraray ayna aad uga dheerayn xaga ay fadhiisinka ka dhigteen, dhirbaaxadan maanta gaadhay ciidanka qaranku waxa ay noqon doontaa mid ay cashar ku qaataan.
Ciidankan ka tirsan ciidmada qaranka ayaa goobtaasi saaka lagy soo weeraray u joogay kala dhex galka laba beelood oo deegaankaasi hore ugu dagaalamay,ciidanku marna ma'ay filanynin in weerar noocan ah lagu soo qaadi doono iyaga oo goobtaasi loo geeyay in ay soo celiyaan kala danbayntii iyo nabadgalyadii hore aagaasi uga jiri jirttay.
Dhanka kale waxa jira jidgoyn ay maanta ay dhalinyaro hubaysani ay ku qaadeen baabuur ay lahaayeen ciidanka qaranka iyaga oo maraaya aaga Gambadhe, halkaasi wax khasaare ahi labada dhinac midkoodna ma soo gaadhin dhalinyradiina way yaacday markii la is rasaaseeyay.
Sida ay doontaba ha ahaatee khasaarahan maanta soo gaadhay ciidanka qaranka waxa khasaaraha ka yimid dusha u ridan doona taliyaha ciidanka qaranka Nuux Taani oo aan marnba ka sii diyaar garoobin ciidanka iyo hubka laxaadaleh ee ka imanaayay baryahanba maamul gobleedka Putland ee soo gaadhaayay magaalada Buuhoodle, kuwaasi oo la sheegaayo in ciidamada sirdoonku ay baryahnba ay ku wargalinayeen xukumada siiba gashaandhiga, sidii looga diyaar garoobi lahaa hubkaasi faraha badan ee gobolka soo galaaya ee ka imnaaya xaga Puntland, Mr Nuux Taani ayaa ah shaqsiga labaad ee ugu awooda badan wasaarada gashaandhiga marka laga reebo wasiirka gashaandhiga oo aan wax khibrad ah u lahayn arimaha gaashaandhiga iyo difaaca toona, isga oo xiligii jagadaasi loo magacaabayna sheegay in aanu waligii xabad ridin, hase ahaatee uu shaqadiisa uu gudan doono, hase ahaatee dadweynaha reer Somaliland ayaa aad maanta uga cadhooday weeraradani soo noq noqonaaya iyada oo ay xukumada ku dhaliilayaan in ayna talaabo cad ka qaadan ciidamadan qaranka ee maalin walba la soo weeraraayo.
La soco warar faah faahsan oo ku saabsan arimahaasi iyo wararka dagaaladani oo aanu sii dayn doono magacyada maxaabiista la haysto, anaga oo helnay magacyada qaar waxa aanu ku guda jirnaa dhamaystirkooda iyo xaga ay ka soo kala jeedaan.
Last Updated ( Feb 07, 2011 at 11:48 AM )
PS: This is a Soomaalidiid (aka SL) website.
http://www.qarannews.com/index.php?opti ... &Itemid=62
Bloody Soomaalidiid cunts calaacaling

- NewHargeisaGirl
- SomaliNet Heavyweight
- Posts: 4876
- Joined: Sat May 30, 2009 11:49 am
Re: Somalidiid Clan Militia Karbashed In Cayn Sillanyo Retre
Sick individuals walaahida

-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 4 Replies
- 67 Views
-
Last post by Babygirl-
-
- 9 Replies
- 838 Views
-
Last post by EastAfrica
-
- 6 Replies
- 613 Views
-
Last post by Murax
-
- 31 Replies
- 1881 Views
-
Last post by hydrogen
-
- 14 Replies
- 948 Views
-
Last post by Cirwaaq
-
- 15 Replies
- 1414 Views
-
Last post by AsadSL
-
- 9 Replies
- 1271 Views
-
Last post by NGM
-
- 16 Replies
- 1683 Views
-
Last post by Siciid85
-
- 3 Replies
- 647 Views
-
Last post by The`Republic
-
- 12 Replies
- 826 Views
-
Last post by Murax