suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by KyrieJama »

Garowe,(Lasanod Online)- Suldaanka haysta kalsoonida ugu badan ee Beesha Daarood iyo Hartiba, awoowihii hooyadii dhalayna uu ahaa allah ha u naxariistee

Naxariistee Sayid Maxamed Cabdule Xasan.

Suldaan Cabdulaahi Cali Ciid ayaa ka hadlay dagaalka Kalshaale ee Beesha Isaaqu ku soo duusahay Beel ka mid ah bahweynta Daarood oo Ah Dhulbahante.

Suldaanka Haysta kalsoonida Beesha uu u yahay Isimka ee Warsangeli intooda badan ayaa wuxuu sheegay inuu cambaaraynaayo dagaalkii ka dhacay deegaanka Kalshaale ee u dhaxeeyay maamulka Somaliland iyo dadweynaha gobolka Cayn,waxaana uu xusay in maamulka Somaliland ay dadweynaha ku nool gobolkaasi ay u gaysteen wax uu ugu yeeray xasuuq.


Wuxuu intaasi ku daray "inuu ugu baaqayo madaxda ugu sareysa maamulkaasi in ay joojiyaan dagaalka . sidoo kale wuxuu sii raaciyey Axmed Siilaanyo hadalkii uu shalay uu ujeediyay labada gole ee isugu jiray guubaabada iyo amarka uu ciidanka siiyay ma ahayn wax loo baahnaa…”,ayuu yiri.


Suldaan Cabdulaahi Cali Ciid ayaa hoosta ka xariiqay in uu dhaliilayo labada gole ee Somaliland oo u sheegay in Madaxweynaha Somaliland ay ugu sacab tumeen hadalkiisa ku aadanaa dagaalka.


Afhayeenka Ismida Puntland(Harti) horeyna u ahaan jiray Af hayeenka Isimada Daarood Suladaan Cabdulaahi Cali Ciid wuxuu hadalkiisii ku soo gebagebeeyey


In Somaliland ay ciidankeeda kala baxdo deeganka Kalshaale
In dhacdooyinka ay dowlad ahaan ay u gaysteen Somaliland dadka deegaanka ay ka gacan mariyaan
In dhex dhexaadin laga dhex bilaabo labada beelood ee ku muransan deegaanka Kalshaale

Xafiiska Wararka Lasanod Online.
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by Cali_Gaab »

Dhulbahantaha degaankaasi ayaa la xasuuqay?
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by KyrieJama »

Cali_Gaab wrote:Dhulbahantaha degaankaasi ayaa la xasuuqay?
yes my friend it is unfortunate
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by Cali_Gaab »

garad13 wrote:
Cali_Gaab wrote:Dhulbahantaha degaankaasi ayaa la xasuuqay?
yes my friend it is unfortunate
:lol: Ok.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by KyrieJama »

Cali_Gaab wrote:
garad13 wrote:
Cali_Gaab wrote:Dhulbahantaha degaankaasi ayaa la xasuuqay?
yes my friend it is unfortunate
:lol: Ok.
What's so funny we didn't kill innocent people we massacred the military, and the military cook named nuux taani is fuming from that ass wooping futada inta kala leykatay :lol:
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by Cali_Gaab »

Ok, you massacred us. Usually when you massacre you take over the area instead of going back to the previous shit hole. But hey, this movie sounds good.
User avatar
KyrieJama
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3930
Joined: Tue Aug 24, 2010 8:21 pm
Location: Somalia

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by KyrieJama »

Cali_Gaab wrote:Ok, you massacred us. Usually when you massacre you take over the area instead of going back to the previous shit hole. But hey, this movie sounds good.
We are currently stationed in hagoogane the same place the fight took place, everyone is at their original position. The guuto which was massacred was pushed back all the way to qorilugug some ran off some died and some were injured :lol: After that guuto was raped oo "hooyaday ma aragtay" meesha ka dhacday gurmad oo laba guuto kaler ba yimi haddana meesha marki hore la fadhiyay ba fadhiya. I heard reer qorilugud are wearing diracs and googarads right now masakiin 8-)
User avatar
Cali_Gaab
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 14013
Joined: Wed Oct 17, 2007 8:50 pm
Location: Sleeping next to my life's cottage

Re: suldaan cabdulaahi cali ciid suldanka warsangeli speaks

Post by Cali_Gaab »

Ok tough guy.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”