Allgedo (Shiskabab) supporter calaacal about Dolow

Dadka ku dhaqan ama ka imaaday gobolkan

Moderators: Moderators, Junior Moderators

User avatar
CoolPoisons
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10533
Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am

Allgedo (Shiskabab) supporter calaacal about Dolow

Post by CoolPoisons »

they said this duulaan's gonna be different than kuwa ka horeeyey :up: they said the moral of ciidanka Dolow waa high. Xarun caafimad weyn laga dhisay Dolow for ciidanka and that they gonna capture whole of Jubaland

Qorshe dagaaleedkaan cusub ayaa la sheegayaa inuu siyaabo badan uga duwanaan doono kii kal hore ay ciidamadaas huwanta ah ku galeen magaalada Balad-xaawo, dabadeedna qilaaf weyn oo soo kala dhex galay kaddib uu dhaliyay inay dib ugu gurtaan rugihii ay kasoo duuleen ee labada Doolow.

Qorshe-yaasha cusub ee lagu dagaal gelinayo ciidamadaan huwanta ah ayaa la sheegayaa inay ka mid yihiin:

1. Ayada oo wax laga badalay qaab hogaaminta saraakiisha Ciidamada huwanta ah, isla markaana kor loo qaaday tababarka iyo mooraalka ciidanka duulaanka kusoo ah gobolka Gedo.

2. In si weyn loo diyaariyay saadka iyo saanadda ay ciidamada duulaanka kusoo ah gobolka Gedo ku howl galayaan.

3. In barta taliska oo ah Doolow (Itoobiya) laga diyaariyay rug caafimaad oo askarigii soo dhaawacma la geyn doono si loogu daaweeyo.

4. In hal mar lasoo duulaan galiyo ciidamada ku dagaal galaya magaca Soomaaliya, kuwa Itoobiyana ay ka saacidaan dhanka farsamada sida: Madadfiicda goobta, BM-ka, Hoobiye-yaasha, Taangiyada iyo Isgaarsiinta.

5. In Degmada Doolow Itoobiya ay noqoto rugta ugu weyn ee ay ciidamada huwanta ah ee la rabo inay qabtaan dhowr gobol oo ka tirsan Koofurta Soomaaliya ka howl galaan, ayada oo isla markaana xarun rasmi ah u ah IGAD oo wadata kuna howl galeysa magaca AMISOM, ciidamada Itoobiya, iyo kuwa Soomaaliyeed oo deegaano kala gedisan laga soo aruuriyay.

http://www.allgedo.com/2011/02/20/guluf ... -ka-dhaco/
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Allgedo (Shiskabab) supporter calaacal about Dolow

Post by XimanJaale »

:lol: Let them cry, qarandiid ha jabo
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Provinces - Gedo”