Somali Sunnis attacks Terrorist group in Central Somalia

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Somali Sunnis attacks Terrorist group in Central Somalia

Post by AhlulbaytSoldier »

Ahlu Sunna iyo Shabaab oo dagaal xoogan ku dhexmaray Waradhuumale

Waradhuumale: (Sh. M. Network) Dagaal xoogan oo u dhaxeeya ciidamada Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca iyo kuwa Xarakada Mujaahidiinta Al Shabaab ayaa waxaa galinkii dambe ee maanta uu ka dhacay degaanka Waradhuumale ee gobolka Galgaduud.

Dagaalkaan ayaa la sheegay inay qaadeen ciidamo ka tirsan kuwa Ahlu Sunna, iyagoo weeraray fariisimo ciidamada Al Shabaab ay ku leeyihiin aga gaarka deegaanka Waradhuumale ee gobolka Galgaduud, waxaana la sheegay in halkaasi uu ka qarxay dagaal xoogan oo fool ka fool ah oo labada dhinac isku adeegsadeen rasaas cul culus oo cabsi iyo jahwareer ku abuurtay dadka ku sugan deegaanada uu dagaalka ka qarxay.

Saraakiil ka tirsan Maamulka Culumaa’udiinka Ahlu Sunna Waljamaaca oo la xiriiray warqabadda Idaacadda Shabelle ee gobolka Galgaduud ayaa waxaa ay sheegeen in u jeedka dagaalka ay u qaadeen uu yahay, in Xarakada Al Shabaab xiligaan aysan heli karin gurmad maadaama sida uu sheegay Koofurta iyo Bartahama dalka Soomaaliya laga bilaawday dagaalo ka dhan ah Shabaab.

Macadda qasaaraha dhabta ah ee ka dhashay dagaalada xoogan ee ka dhacay deegaanka Waradhuumale ee gobolka Galgaduud, iyadoo sidoo kale dagaalkaasi aysan wax faah faahin ah ka bixin Saraakiisha Xarakada Al Shabaab ee ku sugan deegaanka Waradhuumale ee gobolka Galgaduud.


GOOOOOD
Attack them from everywhere . Truly Qawaarijta are worse than crusaders, hindus, jews :up:
User avatar
Talo alle udaa
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 2739
Joined: Thu Apr 16, 2009 4:03 pm
Location: Evaluating the African mind

Re: Somali Sunnis attacks Terrorist group in Central Somali

Post by Talo alle udaa »

Kuwii hubka tigreega u qeybisay isku dagaalay ayuu ninkan waalaan ku tilmaamaya "ahlu sunna". Daraad waxaa Balanbal yimaaday ciidaan axmaaro oo hub u waday ahlu sunta mareexaanka ku xanaaqsanaa xeefow iyo habar gidir. C/waaq ayaa kulan ka dhacay si loo xaliyo hub kala qaadashada. Markii danbe, axmaarada ayaa go'aansatey in hub kale loo soo qaado ahlu sunta C/waaq si loo sii wado dagaalka G/dhexe.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Re: Somali Sunnis attacks Terrorist group in Central Somali

Post by AhlulbaytSoldier »

Talo, dont cry just because shabab is being attacked everywhere, focking xoolo.
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Somali Sunnis attacks Terrorist group in Central Somali

Post by udun »

Senseless civil war that is fuelled by foreign countries :!:
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”