Mukhtaar Roobow oo dhaawac soo gaaray iyo Fu'aad Shongole oo

Daily chitchat on Somali politics.

Moderator: Moderators

THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Mukhtaar Roobow oo dhaawac soo gaaray iyo Fu'aad Shongole oo

Post by THE_TRUTH1 »

Wararka laga helayo Degmada Buulo Xaawo ee Gobalka Gedo aya sheegaya in galabta dhaawac uu soo gaaray Mukhtaar Roobow iyo horjoogayaal kale.

Warku waxa u uintaas ku darayaa in Horjooge Mukhtaar Roobow uu dhaawac soo gaaray kadib markii ciidamada Dowladda ay duqayn u gaysteen maleeshiyaad ku sugnaa Beled Xaawo, waxaana sidoo kale halkaa dhimasho iyo dhaawac ka soo gaaray maleeshiyaad kale iyo horjoogayaal madax u ahaa Dhallinyaro ay ka soo qafaaleen Gobalada Gedo Iyo Bay.

Duqaynta kadib waxaa ku dhacay argagax iyo kaal firxad, Fu'aad shongole ayaana ka mid ahaa dadkii halkaa ka fakaday wuxuuna gaaray Tuulo Barwaaqo oo U dhaxaysa Beled Xaawo iyo Garbahaareey.

Maalinimadi shalay ayaa waxaa gaaray deegaan u dhaw Buulo Xaawo Mukhtaar Roobow iyo Fu'aad, waxaana la sheegayaa in maalmihii la soo dhaafay ay wadeen dhaqdhaqaaq ay ku samaynayaan isbahaysi ka kooban Gobalada Gedo, Bay iyo bakool oo ay ku doonayaan in ay ku wiiqaan awoodda Axmed godane kadib markii ay isku khilaafeen Hoggaanka Maleeshiyaadka sii liiceysa ee Shabaab.

Wixii War ah oo ku so kordha waan idiin so gudbin doonaa Insha Allaah.
THE_TRUTH1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1512
Joined: Thu Nov 24, 2005 9:01 pm
Location: canada

Re: Mukhtaar Roobow oo dhaawac soo gaaray iyo Fu'aad Shongol

Post by THE_TRUTH1 »

RER GEDO IS THIS REAL OR WHAT …….
User avatar
XimanJaale
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 12577
Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
Contact:

Re: Mukhtaar Roobow oo dhaawac soo gaaray iyo Fu'aad Shongol

Post by XimanJaale »

Maybe, it's real, my cousin told me there was gunshot battle in between tuulo barwaaqo and garbahaarey.
User avatar
jamols2
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 596
Joined: Tue Feb 24, 2009 9:31 am

Re: Mukhtaar Roobow oo dhaawac soo gaaray iyo Fu'aad Shongol

Post by jamols2 »

is bare hiirale in gedo?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - General Discussions”