Kenya captures fleeing shabaab members

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
AhlulbaytSoldier
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 20301
Joined: Fri Feb 08, 2008 4:50 am
Location: Persian Empire

Kenya captures fleeing shabaab members

Post by AhlulbaytSoldier »

Dhinaca kale Dowladda Kenya ayaa sheegtay inay xuduuda ku qabatay Ciidamo Shabaab ah oo doonayay inay galaan gudaha dalka Kenya, kadib markii looga soo adkaatay dagaaladii shalay ka dhacay Beledxaawo.

Dagaalada ka dhacay Beledxaawo ayaa saameyn weyn ku yeeshay deegaanka Mandheere ee xuduuda Kenya, halkaas oo ay gaareysay rasaasta iyo madaafiicda la is weydaarsanayay.

Laakiin arrinta yaabka laheyd ayaa wxay aheyd markii shalay deegaankaas lagu arkay Ciidamo watay Gaadiid dagaal oo taabacsanaa Ahlusuna iyo Dowladda KMG oo soo galay markii ay qabsadeen Beledxaawo, waxaana ay ahaayeen kuwo deegaankas wax ka iibsanayay.

Image
User avatar
DR-YALAXOOW
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13999
Joined: Wed Dec 15, 2004 1:26 am

Re: Kenya captures fleeing shabaab members

Post by DR-YALAXOOW »

khawaarijtis like to run away.. even their IDOL zanam that they worship usama ben laden is runaway fugitive
Image
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”