Saldhigaan oo ka kooban labo qol,baraag,suuli iyo dayr weyn ayaa waxaa dhismihiisa iska kaashaday maamulka degmada iyo dadka kunool degmada Xarfo.
Guddoomiyaha degmada Xarfo Cabdillaahi Faarax Bayle “Tikrooni” oo la hadlaayey Horseed Media ayaa ku tilmaamay saldhigaan cusub himilo kamid ah himilooyinkii dadka ku dhaqan deegaanka.
Wuxuu sidoo kale sheegay in weli aysan fari ka qodnayn sidii saldhigu hawlihiisa caadiga ah ku bilaabi lahaa balse loo baahan yahay qalabkii lagu shaqayn lahaa,wuxuu sheegaya in maamulkiisuna dedaal dheeri ah ku bixinaayo sidii loo heli lahaa qalab dhamaystiran oo u yeesho saldhigu.
Dhanka kale maamulka ayaa dhawaan soo bandhigay buug ka hadlaaya waxqabadkii wixii u qabsoomay mudadii lixda bilood ahayd ee tagtay iyo caqabadihii soo wajahay.
Si kastaba ha ahaatee maamulka iminka ka arimiya degmada Xarfo ee gobolka Mudug ayaa si weyn loogu xasuustaa wadadii jayga ahayd iyo buundadii uu ka hirgeliyey inta isku xirta Xarfo iyo deegaanka Beer isagoo kaashanaya dadweynaha kunool deegaanadaasi.
Degmada Xarfo ee Gobolka Mudug Oo Yeelatay Saldhig Police
Moderator: Moderators
- FBISOMALIA
- SomaliNet Super

- Posts: 9254
- Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
- Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 59 Replies
- 7471 Views
-
Last post by MrPrestige
-
- 5 Replies
- 1494 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 14 Replies
- 2132 Views
-
Last post by KartiHaween
-
- 19 Replies
- 6185 Views
-
Last post by surrender
-
- 0 Replies
- 354 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 2 Replies
- 581 Views
-
Last post by garoweboy
-
- 0 Replies
- 428 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 969 Views
-
Last post by DawladSade
-
- 0 Replies
- 835 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 4 Replies
- 1452 Views
-
Last post by The Magnificent