Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Daily chitchat.

Moderators: Moderators, Junior Moderators

Forum rules
This General Forum is for general discussions from daily chitchat to more serious discussions among Somalinet Forums members. Please do not use it as your Personal Message center (PM). If you want to contact a particular person or a group of people, please use the PM feature. If you want to contact the moderators, pls PM them. If you insist leaving a public message for the mods or other members, it will be deleted.
Morrison
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 298
Joined: Fri Dec 21, 2007 10:17 pm

Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Post by Morrison »

Siyaasintan oo uu ka mid yahay Siyaasiga weyn ee Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay inay Somaliland ku soo fool leeyihiin, ayaa la sheegay inay doonayaan marka hore intaanay dalka ku soo laaban inay dhinaca dawlada kala hadlaan waxa loogu talo galay ee Dawlada la siinayo iyo qorshaha Xukuumadan ee ku aadan Gobolada ay ka soo jeedaan.

http://waaheen.com/
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Post by EastAfrica »

Somalidiid Propaganda and lies


Morrison wrote:who is cali khalif galaydh?


You admit that you don't know Prof. Ali Khaliif, and still you creating a thread to make lies and nonsense about Prof Ali Khalif
User avatar
EastAfrica
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1371
Joined: Sat Jul 17, 2010 7:46 pm
Location: Las Anod, SSC-SOMALIA

Re: Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Post by EastAfrica »


ANOTHER SOMALIDIID/ SNM website ............... Heeganews


Somaliland Website " Prof Cali Khalif is organizing Anti-Somaliland Conference in London /Shir lagu minjo xaabinayo Somaliland oo laga abaabulayo Ingiriiska"

Saturday, 19 March 2011 12:15

Buuhoodle (Heeganews)-Qaar ka mid ah Golaha dhaqanka ee Beesha Dulbahante ayaa warsaxaafadeed ay soo saareen waxa ay ku sheegeen inaanay wax wada hadal ah la geli doonin Xukuumadda Somaliland inta ay Ciidamada Qaranka Somaliland joogaan Gobolada Sool iyo Buuhoodle,iyaga oo sidoo kale tilmaamay inaanay jirin wax maamul ah oo u gaara Beelahaasi oo ka shaqayn karaa Goboladaasi.

Baaqan ay soo saareen Golaha dhaqan ee Beesha Dhulbahante oo ka koobnaa ilaa lix qodob waxa kale oo ay ku sheegeen inaanay waxba kala socon shir la sheegay in abaabulkiisu ka socdo wadanka Ingiriiska oo lagu minjo xaabinayo Somaliland,isla markaana lagaga wada hadlayo arrimo Khuseeya Goboladaasi,kaasoo aanay iftiimin cida abaabulayse balse ay ka digeen qabsoomidiisa iyada oo aan lala soo socodsiin Isimada Beeshaasi,waxaanay tilmaameen in aanu shirkaasi ahayn mid wax ka taraya xaaladaha hada ka oogan deegaamada Beeshu degto ee uu dhibaatada sii hurinayo.
Executive
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 13911
Joined: Wed Jun 21, 2006 6:08 pm

Re: Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Post by Executive »

These guys have been claiming Pro Ali Khalif is going to join Somaliland since 1991 :lol: Waxas kuma saqashaamo.
samadoon-waaxid
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 4228
Joined: Tue Feb 10, 2009 9:48 pm
Location: telling Siilaanyo's daughter ictiraaf bed time stories

Re: Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Post by samadoon-waaxid »

prof Galaydh is bringing those wild seccessionist into the Union fold once more,indeed thats why siilaanyo has been surrounding him self with unionist trainglists and flirting with the idea of holding somaliweyn conference in Hargeysa.well done prof Galaydh :up:
User avatar
Username1
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1251
Joined: Tue Feb 15, 2011 11:32 am

Re: Cali Khaliif Galaydh dhawaana la sheegay iuu Somaliland

Post by Username1 »

samadoon-waaxid wrote:prof Galaydh is bringing those wild seccessionist into the Union fold once more,indeed thats why siilaanyo has been surrounding him self with unionist trainglists and flirting with the idea of holding somaliweyn conference in Hargeysa.well done prof Galaydh :up:
What a deluded fool. Do you think you or your professor has any influence on SL affairs? War we are buying your leaders one by one and indoctrinating them with the SL hymn songs. Soon they will go out into the world as born again :sland: :up: :D
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “General - General Discussions”