Bayaan lagu taageerayo maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee looga dhawaaqay Caabudwaaq oo ka dhacay magaalada Leicester ee wadanka UK.
Shalaya ayaa magaalada Leicester waxaa isugu yimid cuqaasha ka seejeeda deegaanka gobalka Galgaduud gaar ahaana waqooyiga Galgaduud waxay ka hadleen arimo farabadan oo ku saabsan xaalada hada uu dalka marayo ayagoo meelo farabadan iska tusay. waxay taageero hiil iyo hooba leh ku taageereen maamulka Ahlusunna Waljamaaca ee looga dhawaaqay magaalada Caabudwaaq oo ay madaxda ka yihiin Sh. Ibraahim Sh. Xassan Guureeye iyo gudoomiyaha gudiga fulinta ee Sh. Xuseen Maxamed Cosoble.
Saraakiisha taageerada muujiyay ayaa waxaa ka mid ah Jen. Cumar Xaaji Masalle iyo Col. C/laahi Cali Kooshin waxayna ku baraarujiyeen in uu mamaulka soomaaliya oodhan uu soo dhaweeyo gogashii nabadana ay u fidiyaan maadaama ay tahay meesha kaliya ee ugu nabada fiican Soomaaliya maantay.
C/Qaadir Kurlibaax
Leicester.
Bayaan lagu taageerayo maamulka Ahlusunna in Leicester
Moderators: Moderators, Junior Moderators
- CoolPoisons
- SomaliNet Super

- Posts: 10533
- Joined: Sun Dec 16, 2007 7:23 am
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 537 Views
-
Last post by Berke
-
- 9 Replies
- 1582 Views
-
Last post by FarhanYare
-
- 33 Replies
- 2121 Views
-
Last post by paidmonk
-
- 0 Replies
- 1572 Views
-
Last post by Executive
-
- 4 Replies
- 586 Views
-
Last post by Ina Baxar
-
- 0 Replies
- 421 Views
-
Last post by yesman10099
-
- 82 Replies
- 5672 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 0 Replies
- 362 Views
-
Last post by sheldibow
-
- 0 Replies
- 464 Views
-
Last post by Talo alle udaa
-
- 0 Replies
- 326 Views
-
Last post by FBISOMALIA