Sh Aadan Siiro oo ka digay Kooxo Al-shabaab

Dedicated for Somaliland politics and affairs.

Moderator: Moderators

Goljano Lion
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15340
Joined: Fri Jan 04, 2008 10:07 pm

Sh Aadan Siiro oo ka digay Kooxo Al-shabaab

Post by Goljano Lion »

Sh Aadan Siiro oo ka digay Kooxo Al-shabaab oo soo guryo noqday Xukuumadana ku dhaliilay inaanay Sirdoon ka hotaga lahayn



Image




Hargeysa (Waaheen) Sh Aadan X Maxamud Aadan Siiro ayaa ka digay kooxo uu sheegay inay wadaado yihiin oo aan muddo Dalka lagu arag oo Hargeysa soo buux dhaafiyay, kuwaasoo uu sheegay ujeedada ay u socdaan inay tahay sidii ay dadkan masaakiinta ah u dhibaatayn lahaayeen. Sidaana waxa uu ku sheegay qudbadii Jimacaha ee maanta

http://waaheen.com/?p=13174
User avatar
udun
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9018
Joined: Sat Apr 03, 2010 12:11 pm

Re: Sh Aadan Siiro oo ka digay Kooxo Al-shabaab

Post by udun »

Al-Shabaab miyaaydaan u talin nimanyahow naga daaya beenta oo khiyaaliga naga joojiya? :lol:
User avatar
FBISOMALIA
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 9254
Joined: Fri Oct 15, 2010 5:26 am
Location: SSDF FOR LIVE , AUN AWOOWE AY

Re: Sh Aadan Siiro oo ka digay Kooxo Al-shabaab

Post by FBISOMALIA »

udun wrote:Al-Shabaab miyaaydaan u talin nimanyahow naga daaya beenta oo khiyaaliga naga joojiya? :lol:
alshabab is sland sxb and this prove to what we said , would sland stop helping alshabab we hope so one day
User avatar
ZubeirAwal
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 15174
Joined: Sat Mar 19, 2011 1:05 pm
Location: No one feels safe from hypocrisy except the hypocrite.

Re: Sh Aadan Siiro oo ka digay Kooxo Al-shabaab

Post by ZubeirAwal »

isn't this the guy who was the imam/sheikh at masajidki xafada xawaadle?
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somaliland”