Golaha Wasiirada cusub iyo qabiiladooda.

Somali government affairs.

Moderator: Moderators

Amirsade
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 1176
Joined: Wed Jan 14, 2009 6:47 am
Location: Villa Ruugcadagii kala Rogaha Raasmaalka

Golaha Wasiirada cusub iyo qabiiladooda.

Post by Amirsade »

Golaha Wasiirada cusub iyo qabiiladooda.

1-Xuseen Carab Ciise Ra’iisu-Wasaare Ku-Xigeenka ahna Wasiirka Gaashaandhigga, Isaaq Garxajis Ciidda gale.

2-Mudane Cabdiwahaab Ugaas Xuseen Ugaas Khaliif ::::Ra’isul-Wasaare Ku-Xigeen ahna Wasiirka Wasaaradda Ganacsiga & Warshadaha.Waa Daarood,Ogaadeen ,Coowl yahan.

3-Mudane Cabdisamad Macallin Maxamuud Sheekh Xasan::::Wasiirka Wasaaradda Arrimaha Gudaha & Amniga Qaranka.Waa Hawiye Habargidir, Ceyr.

4-Mudane Dr. Cabdinaasir Maxamed Cabdulle:::: Wasiirka Waasaaaradda Maaliyadda & Lacagta.Daarood, Mareexaan, reer Siyaad.

5-Mudane Cabullaahi Xaaji Xasan Maxamed Nuur:::: Wasiirka Wasaaradda Beeraha & Xannaanada Xoolaha,Waa Raxanweyn,Mirifle,

6-Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf:::: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka,Dir Faqi Muxumud.

7-Mudane Cabdulqaadir Xuseen Maxamed:::: Wasiirka Wasaaradda Warfaafinta, Boostada & Isgaarsiinta,Waa Hawiye Murusade

8-Mudane Maxamed Muxiyadiin Sheekh Mursal::::Wasiirka Wasaaradda Shaqada, Dhallinyarada & Isboortiga,Waa Isaaq Habar Awal.

9-Mudane Aadan Cabdullaahi Aadan:::: Wasiirka Wasaaradda Gaadiidk Cirka, Dhulka, Badda & Dekadaha-filasho faahfaahintiisa.

10-Maxamed Maxamuud Xaaji Ibraahim:::: Ra’iisul-Wasaare ku-xigeen ahna Wasiirka Arrimaha Dibadda,Raxanweyn ,Digil,Dabare.

11-Axmed Xasan Gaboobe::::Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal.
12-Cabdiraxmaan Xoosh Jibriil::::Wasiirka Wasaaradda Dastuurka & Dib-u-heshiisiinta,Waa Daarood,Leelkase.

13-Mudane Jaylaani Nuur Iikar::::Wasiirka Wasaaradda Howlaha Guud, Guriyeenta & Dib-u-dhiska,Waa Reer Xamar

14-Mudane Cabdulqaadir Maxamed Dhicisow::::Wasiirka Wasaaradda Macdanta, Biyaha & Batroolka,Waa Hawiye Gaal jecel.

15-Mudane Prof. Axmed Caydiid Ibraahim:::::Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada, Hiddaaha & Tacliinta Sare.Waa Daarood Dhulbahante.

16-Mudane, Cabdullaahi Goodax Barre::::Wasiirka Wasaaradda Qorsheeynta & Iskaashiga Caalamiga. Hawiye, Xawaadle, Agoon,



Lama Yaqaan…

17-Marwo Caasho Cismaan Caaqil ::::Wasiirka Wasaaradda Haweenka & Arrimaha Qoyska,Filasho. W

18-Mudane Cabdiraxmaan Sheekh Ibraahim::::Wasiirka Wasaaradda Kalluumeysiga, Kheyraadka Badda & Bay’adda.
User avatar
Rabshoole
SomaliNet Super
SomaliNet Super
Posts: 10610
Joined: Fri Nov 30, 2001 7:00 pm
Location: Midwest

Re: Golaha Wasiirada cusub iyo qabiiladooda.

Post by Rabshoole »

6-Mudane Dr. Cabdicasiis Sheekh Yuusuf:::: Wasiirka Wasaaradda Caafimaadka,Dir Faqi Muxumud.

11-Axmed Xasan Gaboobe::::Wasiirka Wasaaradda Garsoorka, Arrimaha Diinta & Awqaafta,Dir Biyo maal.
:up: :up:
User avatar
uglybrother
SomaliNetizen
SomaliNetizen
Posts: 438
Joined: Tue Jul 19, 2011 12:50 am

Re: Golaha Wasiirada cusub iyo qabiiladooda.

Post by uglybrother »

I hope I am going the right direction when I ask this question; how did you find their qabils and why does it concern you? Shouldn't tribalism be the last subject discussed in this place? Give it a rest for heaven's sake!
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Somali Government”