War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Moderator: Moderators
- 1moonlight
- SomaliNetizen

- Posts: 969
- Joined: Sat Jan 29, 2011 4:32 pm
- Location: Guriga Jid Cadaha Saaran.
War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Shir balaaran oo ay isugu yimaadeen isimada, waxgaradka, aqoonyahanka, iyo odayaasha ka soo jeeda beesha Leelkase ee ku nool wadanka Mareykanka, gaar ahaan Minnesota ayaa walaac ka muujiyey dagaalka qaawan ee maamulka Puntland ku soo qaaday xaafadaa Garsoor ee magaalada Gaalkacyo. Dagaalkaan waxaa lagu tilmaamay arrin xasuuq ah ka dib markii ciidamada Puntland ay shacabka xaafaddaas degan u isticmaaleen dhammaan hubka noocyadiisa kala duwan, ayna ku dhinteen Dumar iyo caruur; laguna dumiyey qaybo badan oo xaafadda ka mid ah.
Waxaa shirka laga caddeeyey in maamulka Puntland marin habaabiyey sababta dhabta ah ee dagaalka Gaalkacyo:-
Xaqiiqda sababta dagaalku waa maamulka oo waji kale u samaynayey warar iyo caddaymo laga helay dadkii beeshu u qabatay dilkii marxuum Nabadoon Xasaan Xuseen (Walloore) taasoo a
hayd in falalka amni darro iyo dilalka qorshaysan ee Gaalkacyo ay ka soo fuleen shakhsiyaad iyo mas’uuliyiin wadashaqayn la leh maamulka Puntland.
Hadaba waxaa shirkaas kasoo baxay war murtiyeedka hoos ku qoran:-
1. Waxay beeshu soo dhawaynaysaa baaqyadii nabadeed ee ay soo jeediyeen maamul gobaleedka Gal-Mudug, Beesha Sade, Beesha Reer Biciidyahan, Beesha Xawaadle, Beesha Awrtable, Graadka Beesha Cabdi Ciise iyo beelaha kale ee samadoonada ah.
2. Waxaa loogu baaqayaa isimada, culumada, iyo waxgaradka Gobalka Mudug in ay ka shaqeeyaan sidii nabad loogu soo dabbaali lahaa Gobalka.
3. Waxaa beeshu ku baaqaysaa in dadka walaalaha ee reer Gaalkacyo xoogga saaraan sidii loo soo celin lahaa xasiloonida iyo nabadgalyada Gobalka Mudug.
4. Waxay beeshu ugu baaqaysaa DKMG Soomaaliyeed in ay doorkeeda mas’uuliyadeed ka qaadato sidii loo joojin lahaa dhiiga shacabka reer Gaalkacyo.
5. Waxay beeshu ogaysiinaysaa Urur Goboleedka IGAD, Midowga Africa, Jaamacadda Carabta, Qaramada Midoobay, iyo Hay’ayada xuquuqul-isnaanka in ay kula xisaabtamaan Madaxweyne Faroole, Wasiirkiisa amniga iyo ku xigeenkiisa xasuuqa ay ka wadaan Gobalka Mudug.
6. Beeshu waxay si qoto dheer uga fiirsanaysaa kasii mid ahaanshaha maamul shacabkiisa gumaadaya.
Waxaa xubnihii war-murtiyeedkaan soo saaray ka mid ahaa:
1. Cabdullaahi Ugaas Maxamed
2. Nabadoon Siciid Axmed Maxamuud
3. Nabadoon Daahir Cigaal Faarax
4. Nabadoon Cali Siciid Surcad
5. Nabadoon Cabdisalaad Xaaji Cabdi
6. Nabadoon Cabdulqaadir Maxamed Axmed
7. Col. Xassan Xaaji Maxamuud
8. Bashiir Ashkir Muuse
9. Cismaan Cigaal Dhoore
10. Caaqil Axmed Cilmi Ciise
11. Maxamuud Sh. Ciise
12. Cabdiraxmaan Jaamac Muuse
13. Cabdinaasir Cali-Daahir Cabdulle Shabac
14. Cabdicasiis Salaad
15. Cali Nuur Cali
16. Bashiir Maxamuud Maxamed
17. Col: Cabdulqaadir Faarax
18. Cabdullaahi Maxamed Xuseen
19. Axmed Muuse Maxamed
20. Xuseen Maxamed Maxamuud
21. Siciid Xaashi Maxamuud
22. Faarax Jaamac Cabbaas
23. Cabdisalaan Cali Barre
24. Cabdi Xaange
25. Axmed Warsame Geesood
26. Cabdulqaadir Yaasiin Geesood
27. Mursal Maxamed Jaamac
28. Cali Salaad Dude
29. Aadan Ugaas Axmed
30. Saleebaan Maxamuud Siciid
31. Cawil Maxamed Jaamac
32. Axmed Maxamed Maxamuud
33. Dr. Maxamed Axmed Aadan
34. Maxamuud Cabdullaahi Yusuf
35. Maxamed Cabdiraxmaan Cabdi Wardheere
36. Cabdiqani Warsame Cagoole

- IRONm@N
- SomaliNet Super

- Posts: 5122
- Joined: Tue May 01, 2001 7:00 pm
- Location: Jannatul-Fardowsa
- Contact:
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
wow,
first they come for the dhulos, than for the warsangeli of gaalgalo, and now its Leelkase.
somalis say, "qooq majabee ninkiisaa jabbo".
its time TFG take down Puntland
first they come for the dhulos, than for the warsangeli of gaalgalo, and now its Leelkase.
somalis say, "qooq majabee ninkiisaa jabbo".
its time TFG take down Puntland
- Enlightened
- Posts: 164
- Joined: Sat Apr 10, 2010 9:01 am
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Yeah, the P.I.S are firing and killing radom innocent civilian indiscriminately
Clan militia started this war by killing P.I.S officer after a murder was been arrested. They should stop playing the victims, except the responsibilty and work towards stoping this senseless violence.
IRON: TFG? TFG couldn't even control villa Somalia with thousands of AMISON troops present in Mogadisho before few weeks ago and they are still strageling to get a full control over Mogadisho and you think they have a jurisdiction over Puntland? This is getting comical by the sec. TFG can't afford to piss off Puntland with issues concerning Puntland's security, It is in their best interest to observe things from far away and keep their mouth shut.
Last edited by Enlightened on Sat Sep 03, 2011 10:41 pm, edited 2 times in total.
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
^
Ma Amila ayaad ahayd
Ma Amila ayaad ahayd
- Enlightened
- Posts: 164
- Joined: Sat Apr 10, 2010 9:01 am
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Yes! as my location says. 
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Girl what's got into you?Enlightened wrote:Yes! as my location says.
Kill what you gotta kill, no need for any explanation of the reasoning behind it..
- afisoone
- SomaliNet Super

- Posts: 5509
- Joined: Wed Jul 22, 2009 9:46 pm
- Location: We all want to become president even though Amisom controls Mogadishu
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Xalka waxaa waaye in Beesha Leelkase lagu dirin eheladooda. Niman waxaa jiro war buun buuniyo oo rabo inee Puntland dhacdo.
Aniga laftigeeyga ayaa kamid ah raga inee Puntland government lagu badalo dowlad Islaam ah. Laakiin marnaba ma dhaceeyso inaa isku diro Leelkase iyo daaroodka kale. Arinta Gaalkacyo kasocoto waan lawada soconaa. Wiilashaan reer badiyaha ah ee PISta lagu sheego ficilkii ee suubiyeen arin laga naxo waaye. Waa arin la xalin doono inshallah.
Laakiin We must not advertise tribal fighting among my dear people Daarood. It is absolutely unacceptable. It is not my gene to provoke other tribe so they can fight another tribe. It is absolutely wrong and we will never tolerate such a stupid thinking.
Even Islamic websites are using the name of Leelkase; I was so shock people are using Leelkase as tool to start a fight between reer Gaalkacyo. Walaahi I will never accept such a proposal. I advise my dear family of Leelkase to not accept such a road to hell. I said again and again. We regret what happened in Galkacyo. We are going to solve it every problem. Please do not use the Leelkase tribe to start an endless fighting. It is stupid dream.
Stop Stop Stop;
Aniga laftigeeyga ayaa kamid ah raga inee Puntland government lagu badalo dowlad Islaam ah. Laakiin marnaba ma dhaceeyso inaa isku diro Leelkase iyo daaroodka kale. Arinta Gaalkacyo kasocoto waan lawada soconaa. Wiilashaan reer badiyaha ah ee PISta lagu sheego ficilkii ee suubiyeen arin laga naxo waaye. Waa arin la xalin doono inshallah.
Laakiin We must not advertise tribal fighting among my dear people Daarood. It is absolutely unacceptable. It is not my gene to provoke other tribe so they can fight another tribe. It is absolutely wrong and we will never tolerate such a stupid thinking.
Even Islamic websites are using the name of Leelkase; I was so shock people are using Leelkase as tool to start a fight between reer Gaalkacyo. Walaahi I will never accept such a proposal. I advise my dear family of Leelkase to not accept such a road to hell. I said again and again. We regret what happened in Galkacyo. We are going to solve it every problem. Please do not use the Leelkase tribe to start an endless fighting. It is stupid dream.
Stop Stop Stop;
- ToughGong
- SomaliNet Super

- Posts: 15321
- Joined: Mon Jul 14, 2008 11:06 pm
- Location: No Justice Just Us
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Enlightened wrote:Yes! as my location says.
- Enlightened
- Posts: 164
- Joined: Sat Apr 10, 2010 9:01 am
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
Username1 wrote:Girl what's got into you?Enlightened wrote:Yes! as my location says.
Kill what you gotta kill, no need for any explanation of the reasoning behind it..
What are you saying? That is not how we roll.
Nobody is killing people for nothing. I am sick and tired of instigators who obviously don't care about the people that are getting hurt from both sides instigating and exaggerating the incident that is taking place there. and nothing has gotten into me, what ever is going in Galkacyo (my home town, specifically where my family lives) is nobody else bussiness specially if you are not from Puntland.
- Enlightened
- Posts: 164
- Joined: Sat Apr 10, 2010 9:01 am
Re: War-murtiyeed Ka Soo Baxay Beesha Leelkase.
seemeyer wrote:Enlightened wrote:Yes! as my location says.Locationada ma anaa eegaba.Newayz welcome back
Thanks. My nick is been held captive by certain someone
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 9 Replies
- 122 Views
-
Last post by Enlightened
-
- 5 Replies
- 1078 Views
-
Last post by Enlightened
-
- 12 Replies
- 1095 Views
-
Last post by FBISOMALIA
-
- 0 Replies
- 8 Views
-
Last post by Hormood
-
- 21 Replies
- 1369 Views
-
Last post by xoogSADE14
-
- 21 Replies
- 1967 Views
-
Last post by zingii
-
- 7 Replies
- 1002 Views
-
Last post by Ureysoo
-
- 111 Replies
- 9523 Views
-
Last post by sahal80
-
- 10 Replies
- 1052 Views
-
Last post by snoop12