Hambalyo Hambalyo Hambalyo: Xildhibaan Eng. Fatima Ali Madar oo ku guulaysatay doorashadii Oslo.

(Hadhwanaagnews) Wednesday, September 14, 2011
Dhamaan bahda Hadhwanaagnews waxay hambalyo aan la soo koobi karany u dirayaan Xil. Eng. Fatima Ali Madar oo ku guulaysatay doorashadii ka dhacday magaalada Oslo ee dalka Norway, noqotayna Xildhibaan golaha degaanka ee OSLO. Hambalyo.
Hambalyo

Hadhwanaagnews.com
Worldwide.