NATO will sent its troops to Somalia, and Al-Qaeda said that they will re-locate to SomaliaWadamada ku bahobay Gashaanbuurta NETO ayaa waxaay isku raceen in ay Gabi ahaan la waregeen Wadanka Somalia isla markana ay ka si feyaan Wax ay ugu yereen Argagixisada Calamiga ah.
Kulan balaran oo ay ku yesheen Mid ka mid ah Casimadaha Wadamada Yurup ayaa waxaa dhamaan Xubnaha ku jiraa Isbahaysiga Naato ay isku Raceen in sida ugu dhaqsiyaha badan Ciidamo xoogan logu diri Somalia kuwaas oo la gayndoono Casimada Somalia iyo dhamaan Gobolada Dalka Somalia ee ay jogaan Xarakada Alshabaab.
Waxaa sido kale ay isku raceen in Gabi ahan Dakadaha iyo Garomada diyaradaha ee ku yaala Wadanka Somalia ay si buuxda u maamulan Ciidamada Isbahaysiga Naato ee la donayo in la geeyo Somalia si ay Gacan buuxda ugu dhigaan Amaanka Guud ee Wadanka Somalia.
Qorshahaan aya waxaa uu ku soo adaya Xili saxafada Calamka ay wax ka qorayso in Hogamiyaha Shabakada Al. Qaaciida Ayman al Zawahiri uu dhawaan u soo waregi Doona Wadanka Somalia si u Xarun uga dhigto.
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16581#ixzz1Y8ladoIh
Al-Qaeda will move to Somalia and NATO to sent troops
Moderator: Moderators
- XimanJaale
- SomaliNet Super

- Posts: 12577
- Joined: Wed Oct 27, 2010 4:15 am
- Location: Buulo Xubeey, Wadajir District
- Contact:
Al-Qaeda will move to Somalia and NATO to sent troops
- zingii
- SomaliNet Super

- Posts: 9937
- Joined: Thu Sep 11, 2008 2:43 am
- Location: Agah, Arlee, Boowe, Gaw, Nooh.
Re: Al-Qaeda will move to Somalia and NATO to sent troops
XimanJaale wrote:NATO will sent its troops to Somalia, and Al-Qaeda said that they will re-locate to SomaliaWadamada ku bahobay Gashaanbuurta NETO ayaa waxaay isku raceen in ay Gabi ahaan la waregeen Wadanka Somalia isla markana ay ka si feyaan Wax ay ugu yereen Argagixisada Calamiga ah.
Kulan balaran oo ay ku yesheen Mid ka mid ah Casimadaha Wadamada Yurup ayaa waxaa dhamaan Xubnaha ku jiraa Isbahaysiga Naato ay isku Raceen in sida ugu dhaqsiyaha badan Ciidamo xoogan logu diri Somalia kuwaas oo la gayndoono Casimada Somalia iyo dhamaan Gobolada Dalka Somalia ee ay jogaan Xarakada Alshabaab.
Waxaa sido kale ay isku raceen in Gabi ahan Dakadaha iyo Garomada diyaradaha ee ku yaala Wadanka Somalia ay si buuxda u maamulan Ciidamada Isbahaysiga Naato ee la donayo in la geeyo Somalia si ay Gacan buuxda ugu dhigaan Amaanka Guud ee Wadanka Somalia.
Qorshahaan aya waxaa uu ku soo adaya Xili saxafada Calamka ay wax ka qorayso in Hogamiyaha Shabakada Al. Qaaciida Ayman al Zawahiri uu dhawaan u soo waregi Doona Wadanka Somalia si u Xarun uga dhigto.
Read more: http://kismaayo24.com/?p=16581#ixzz1Y8ladoIh
hubabka cusub ee noocyadiis kala duwan ayaa shacabka lagu tijiibin rabaa.
-
The_Patriot
- SomaliNet Super

- Posts: 20702
- Joined: Wed Jun 28, 2006 9:39 am
Re: Al-Qaeda will move to Somalia and NATO to sent troops
Well All I can say is bye bye to Besha Absame iyo Sade. 
-
- Similar Topics
- Replies
- Views
- Last post
-
- 1 Replies
- 7 Views
-
Last post by zingii
-
- 4 Replies
- 904 Views
-
Last post by waryaa
-
- 7 Replies
- 1020 Views
-
Last post by KacdoonSool
-
- 20 Replies
- 1688 Views
-
Last post by Phd in naago kudis
-
- 5 Replies
- 509 Views
-
Last post by Haddad
-
- 0 Replies
- 376 Views
-
Last post by Tanker
-
- 169 Replies
- 5480 Views
-
Last post by Executive
-
- 3 Replies
- 500 Views
-
Last post by DR-YALAXOOW
-
- 0 Replies
- 514 Views
-
Last post by Barwaaqoiyobashbash
-
- 2 Replies
- 437 Views
-
Last post by Executive