
Hogaamiyaha mujaahidinta Alqacidda Dr Ayman Al-zawahuiriayaa ugu baaqay dhamaan dadka muslimiinta ah meel waliba oo ay joogaan in gurmad deg deg ah lala soo gaaro dadka ay abaaraha saameeyeen ee ku sugan Somaliya isagoo tilmaamay in dalka ay ka jiraan abaaro baahsan oo aan indhaha laga daawan Karin.
Kalimada kooban oo sheekha kaga hadlayey weeraradii 11 sept kuna jirtay film muuqaal ah oo ay soo saartay mu’asasada Al Sahab ee garabka warbaahineed ee mujaahidinta alqacida ayuu qeybteeda hore kaga hadlay xaaladaha Abaareed ee dalka jira,isagoo ku booriyey muslimiinta kheyrka jecel in gurmad deg deg ah ay la gaaraan dadka muslimiinta ah.
“waxaan jeclahay inta aan hadalkeyga u guda galin in aan ku baraarujiyo dadka ahlu kheyrka muslimiinta ah,in ay ula dagdagaan walaalhooda muslimiinta ah ee somaliyeed wax walba oo ay awoodaan,waxaan ugu baaqeynaa dadka ahlu keyrka ah in aysan fiirsan walaalhooda gaajada iyo macluusha u dhamaanaya”ayuu yiri hogaamiyaha mujaahidinta Alqacida Dr ayman Al-Zawaahiri allaha dhowree.
Waxaa uu Dr Ayman sheegay in dadka wax heysta ee ladnaanta iyo barwaaqada ku jira looga baahan yahay in ay dadkaasi sida ugu dhaqsiyaha badan ugu gurmadaan isagoo xusay in aduunka uu yahay mid isbadal badan oo loo baahan yahay laga faa’ideysto.
Dadka wax heysta waxaa uu ugu baaqay in kheyrka ay u deg degaan oo allah dartii ay hatidooda u bixiyaan.
Arimahan ayaa imaanaya xilli dhamaan dadka muslimiinta ah ee muxsiiniinta ah ay gurmadka ugu fidinayaan dadka walaalahooda ah ee ay abaarutu saameynta ku yeelatay,waxaana dalka ka socda gurmad balaaran oo ay hormuud ka tahay xarakada shababul mujaahidiin.
