interesting meeting in London!

Dedicated for Puntland politics and affairs.

Moderator: Moderators

User avatar
damu
SomaliNet Heavyweight
SomaliNet Heavyweight
Posts: 3373
Joined: Sun Aug 15, 2010 9:24 pm
Location: PL National Socialist Party

Re: interesting meeting in London!

Post by damu »

the romance continues this time in minnesota :lol:
Jaaliyadda Beesha Leelkase ee Minnesota oo si Weyn u Soo Dhaweysay Madaxweyne Caalin
ayaa si kooban ula hadlay dadkii soo dhaweeyay isagoona sheegay inuu si aad ah ugu faraxsan yahay soo dahweyntaasi iyo safarka uu ku gaaray magaalada Minneapolis ee gobolka Minnesota.
“Farxad weyn ayaan dareemayaa Alxamdulilaah waana ku mahadsan yihiin bulshada Soomaaliyeed soo dhaweyntooda, aniga sidoo kale aad iyo aad ayaan ugu faraxsanahay” ayuu madashii lagu soo dhaweeyay ka sheegay Madaxweyne Caalin. Waxa uu intaasi raaciyay in qorshaha safarkoodu uu yahay iney warbixin guud Jaaliyadda Soomaaliyeed ee mareykanka kasiiyaan xaaladihii ugu dambeeyay ee dalka Hooyo iyo sidoo kale xaaladihii ugu dambeeyay isagoona ilaahay kaga shukriyay roobabkii haatan ka bilawday Soomaaliya isagoona carabka ku adkeeyay iney doonayaan in waxa dalka ka jira tilaabo tilaabo ay dadku ula socdaan. Waxa uu sidoo kale Madaxweyne Caalin sheegay in dowladda mareykanka qudheeda Senatoro ay balansanayeen ay doonayaan iney la kulmaan isla markaana kala hadlaan waxyaabo ay horey uga balameen oo ku aaddan xoojinta maamulka Galmudug iyo si loo wanaajiyo cilaaqaadka ay Galmudug la leeyihiin xukuumadda Washington.
Locked
  • Similar Topics
    Replies
    Views
    Last post

Return to “Politics - Puntland”